I knew this Jereerdayi Frazier b!tch had other motives....
Posted: Mon Apr 23, 2007 9:57 am
Jendayi Frazier: 70% bad lahayn & 7% bad leh awoodina inay maamushaan ma dhacayso.
--------------------------------
Jendayi Frazier oo u qaabilsan dhinaca arimaha Afrika ayaa laga soo wariyey inay Siyaasiyiinta Mareykanka ka dhaadhicisay arrin dad badan ka yaabisay, waxa ay sheegtay in soomaaliya & itoobiya isku dhigmin iyada oo tiri 70% aan wax badlahan oo dhinac deggan 7% Baddda ugu weyn lah afrika marka laga soo tago South Afrika Ma dhacayso.
Jendayi Frazier oo iyadu ah Haweenay Madoow ah ayaa waxay ka mid tahay dadka aan aqoonta dheer u lahayn taariikhda Soomaalida, waxa ay ka mid tahay Dadka aaminsan inuu Xayle salasi yahay Nabi ilaahay u soo diray, sidaasna ku qasabtay inay awoodeeda ku taageerto Itoobiya,
Siyaasadda Mareykanka ee ku aadan Soomaaliya ee iyadu hormoodka u tahay ayaa keentay in si indho la'aan ah loo taageero itroobiya,
Eritrea ayaa ahayd Badda keliya ee Itoobiya isticmaali jirtay, balse dagaal dhexmaray labada wadan ayaa keenay inay soo dhacdo Bad la'aan, waxayna tahay Hamiga ugu wayn ee Nidaamka Tigreegu inay helaan Bad ay isticmaalaan, waxayna tusisay inay u sahlantahay Soomaaliya xoog ku qabsato iyada oo garab ka haysata Nidaamka ay mas'uulka uga tahay Jendayi Frazer , Arrinkaasi oo ku noqday mid ilaa hadda u hergeli la.
http://dalkanews.com/news.php?readmore=63