Dhanka kale, iska horimaad ayaa la sheegay inuu ku dhex maray galabta maqribkii ciidamado ka tirsanaa guutada 3aad oo fadhigoodu ahaa magaalada Jilib iyo ciidamo kale oo ka soo baxay magaalada Kismaayo oo soo gaaray degaankaasi. Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in labo askari oo labada dhinac ah ay dhowaacyo ka soo gaareen dagaalkaasi oo la sheegay inuu si goos goos ahi ugu socdo degaankaasi.
unknown Sarkaal: "...Col.Afgaduud iyo ciidamo Kablalax ah ayaa na soo weeraray,waana iska caabinay, haatanna magaaladii waa ka saarnay"
http://www.gedonet.com/index.php?news=1339