wallahi every Cayr male must have more than 15 kids in the future.,Masha allah we are fighting for islam and Somalia,.but its not only us though..And we are determand to fight to the last man.Join us.Allahu Akbar.
Meles oo sheegay in ciidamadiisa Muqdisho kula dagaalamayaan beesha Ceyr.
Addis Ababa , Arbaco, April 25, 2007 Simba Radio
Ra'iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi ayaa sheegay in ciidamadiisa ay Muqdisho kula dagaalamayaan Beesha Ceyr iyo Dagaal yahannada waxa uu ugu yeeray Xagjiriinta ayna toddobaad ama laba uga adkaan doonaan.
Ra'iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi, ayaa sheegay waxa uu ugu yeeray howl galka ay Ciidamadiisa ku sifeynayaan Islaamiyiinta uu ku sheegay xagjirka inuu ku socda si wanaagsan.
Inkasta oo ay jiraan warar sheegaya inay jiraan dad dhaawac ah oo wadooyinka ku geeriyoonaya iyo qaar guryahooda lagu garaacayo madaafiic, islamarkaana kumanaan ay barakaceen ayaa Zenawi waxa uu ku adkeystay in khasaaraha uusan u badneyn sida ay ku warbixinayaan waxa uu ugu yeeray hay'ado isku sheega xuquuqda Aadamaha.
Aad ayaan ula yaabi doonaan buu yiri Zenawi haddii ay inagu qaadato hal ama laba toddobaad inaan ku nadiifino magaalada Muqdisho.
Zenawi ayaa sheegay in waxa ciidamada dalkiisa kula dagaalamayo Muqdisho ay yihiin dagaal yahanno ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah iyo Maleeshiyo qabaa'il oo kasoo jeeda Beesha Ceyr oo ka mid ah Beelaha Hawiye.
Inta badan Beelaha waa weyn ee Hawiye waa ay taageersan yihiin Dowladda KMG ah ee Somalia, ayuu yiri Zenawi oo intaa ku daray waxaa jiro Beelo gaar ah oo qaldaya magaca Beesha Hawiye.
Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia waxa kale oo uu sheegay in Ciidamada Ethiopia ay iminka ku faani karaan guulo ay gaareen, isaga oo intaa ku daray inuu rajeynayo in dagaalka uu soo geba gebeeyo, laakiin wararka la helayo ayaa sheegaya in aysan jirin guulo ay kala gaareen labada dhinac, islamarkaana weli lagu dagaalamayo goobihii markii hore dagaalka uu ka qarxay.
Simba Media Center, Muqdisho Somalia
Email: simba@simbanews.com
Meles zenawi said he is fighting Cayr
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr

This nigga is mad..!
Because in somalia ciyaalka Cayr use to kick his ass..!
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr
This is Ethiopian for you. They want to neutral other somalis untill their time comes. Ya ka doqonsan Amharada. In Ogaden they say:we are fighting Ogaden to neutralize other somalis and not to fight them. 2 thumps up Ayr or who ever kicking Amharo's dirty behind.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr
Yesterday, I told an Ethiopian our problem is with Tigre not other Ethiopians and he was happy.
He said kill them.
I think Ethiopians like to fight what they can defeat. They can't defeat somalis. They can't defeat Hawiye. They decided to go for a small clan.
But size is sometimes deceiving. "Cayr" is kicking some injireey as.s

- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr
Y'all didn't know Meles doesn't like Hawiye?

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr
Cayr ma isagaa yaqaana Meles Zenawi, Cabdilaahi Yusuf iyoo Geedi baa usoo tilmaamaya.
AW what's the UHC take on this , cayr is HG after all.
AW what's the UHC take on this , cayr is HG after all.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Meles zenawi said he is fighting Cayr
Ina Baxaroow, the every curious Somali Politics Analyst, the UHC doesn't care what Zenawi thinks or says.
We are at war with him, his injiir unit, and the Dhabodilif Kooxada Mbagathi.
We are at war with him, his injiir unit, and the Dhabodilif Kooxada Mbagathi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 2710 Views
-
Last post by smooth
-
- 0 Replies
- 177 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 14 Replies
- 1726 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 5 Replies
- 1270 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 46 Replies
- 5019 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 6 Replies
- 1064 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 3 Replies
- 756 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 10036 Views
-
Last post by OAF
-
- 0 Replies
- 34 Views
-
Last post by grandpakhalif