WHOZ DAT
Posted: Wed Apr 25, 2007 6:17 am
Xalimo went on a date with Jaamac, as time went on and the night was getting boring, Xalimo thought she would make the conversation interesting and initiate a discussion.
Xalimo: Aboowe aniga rapeka aan ka helaa
Jaamac: Bisinka rape aa
Xalimo: Haa rape la'aantisa ma seexan karo
Jaamac: Abayo ilaahey haku ziyaadiyo koow dheh, waqti xun waye waa sii hoyaneena
Xalimo: Ok aboowe...
A week gone by and no sign of Jaamac. Frustrated Xaliimo called her friend Cambaro
Xalimo: Naaa Cambaro ii waran
Cambaro: Nabad macaanto, haye maxaa heysaa, dateki Jaamac ka waran?
Xalimo: Naa war ma heysid, ninkii habeenki ka bacdi dib dambe ma u arkin
Cambaro: Bisinka....oo maxaa dhacey?
Xalimo: Ma aqaan. Ninka waxuuba laaha qof adoo kale weligeey ma arkin quruxdada, dabeecadada
Cambaro: Haye
Xalimo: Habeenki ka bacdi dib dambe uma arkin
Cambaro: Naa maxaa ninka ku tiri heee?
Xalimo: Waxaan ku iri Rapeka aan jeclahay, rape la'aantisa ma seexdo
Cambaro: *Laughs like qaxooti sharci heley* dhiq dhiq dhiq
Xalimo: Naa hoogto ma jabkeeygaaad ku qosleeysaa
Cambaro: Naa balaaayo ku degtey, rape waxaa la dhaahaa kufsiga---(heesaha) RAP ayaad ka wadey
Xalimo: Ala si xun armuu ii fahmeey
Cambaro: Somaligaada ku ekaaw, balo ku rape gareysey, rape kute
Caadi mahan!!!!!!!!!