WARNING WARNING--> SOMALILAND ARE READY!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

WARNING WARNING--> SOMALILAND ARE READY!!

Post by Somali-Transporter »

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ab ... Apr14.html

Weftigii uu Hogaaminaayay M/weyne-xigeenka Somaliland Md Axmed yuusuf Yaasiin ayaa saaka booqday fadhiisimada ciidanka Qaranka ee Jiida hore isaga oo ku lebisan direyska ciidanka Qaranka Somaliland.

Weftigan Madaxweyne-xigeenka Somaliland waxa ay salaan ka qaateen cutub ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland oo halkaasi ku sugan, dabadeed Madaxweyne-xigeenku waxa uu warbixin ka dhagaystay taliyayaasha ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida Hore, waxana ay uga warbixiyeen xaalada Ciidanka ee waqtigan oo ay sheegeen in ay meel fiican marayso isla markaana ay u dhamaystiran yihiin dhamaan wixii agab ahaa ee uu ciidan lahaa, waxa kale oo ay sheegeen in dhamaan ciidanka Qaranka ee jiida hore ay qabaan tababar noocii ugu dambeeyay ay askari yeelato sidaasi daraadeedna aan looga warwarin ciidanka qaranka Somaliland in ay sugaan xuduuda Somaliland.

Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa isna hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay waxa uu ku sheegay in ujeedada socdaalkoodu la xidhiidho sidii Somalialnd ay u gaadhi lahayd xuduudeeda isla markaana maamulka sida uu u dhan yahay loogu baahin lahaa gobolada Bari waxana uu ciidanka ku booriyay in ay markasta heegan ahaadaan isla markaana ay howsha halkaasi ka sii wadaan.

Dabadeed weftigaasi uu hogaaminaayay Madaxweyne-xigeenku waxa ay ku soo noqdeen magaalada Ceerigaabo oo ah fadhiisinkood waqtigan.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”