Kulankii saraakiisha Ethiopia iyo guddiga xabad joojinya oo natiijo la'aan ku dhamaaday
Click here to find shabelle news in english
Mogadishu 25, April.07 ( Sh.M.Network) Guddiga Xabad joojinta Beelaha Hawiya iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa natiijo la'aan ku dhamaaday.
Afhayeenka Guddiga Xabad joojinta Beesha ****** oo Shabelle u waramay ka dib kulankii maanta ay ku yeesheen Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in kulankaasi aysan ka soo bixin wax natiijo ah, isagoo sheegay in halkaasi aan looga dhawaaqin wax xabad joojin ah.
Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in saraakiisha Ethiopia ay wateen Mowqif u gaar ah oo ay ku sheegeen in ay doonayaan xubno Alqaacido ay ugu yeereen, waxaana odayaasha ay arinkaasi ugu jawaabeen in aanu jirin wax argagixiso ah oo gabaad ay siinayaan isla markaana ciidamada Ethiopia ay ku soo duulaamo ku soo qaadeen qabaa'il.
Kulankaan ay qaateen odayaasha beelaha ****** iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubno wasiiro ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia sida uu sheegay Afhayeenka oo ka gaabsaday in uu carabaabo.
Kulankaan oo dadweynaha ay ka sugayeen natiijo wanaagsan oo ku aadan xabad joojin ayaa dib loo dhigay ilaa maalinta berri ah, waxaana ay aheyd ujeedada koowaad ee looga hadlay kulankaasi sidii saraakiisha Ethiopian ka ah ay warbaahinta uga hadli lahaayeen isla markaana ay si rasmi ah ugu dhawaaqi lahaayeen xabad joojin rasmi ah.
WHY SO MUCH HOPE ON MEETING THE TIGRAY?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 2564 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 3 Replies
- 574 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 2 Replies
- 639 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 1 Replies
- 557 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 1 Replies
- 503 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 5 Replies
- 725 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 22 Replies
- 1673 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 8 Replies
- 816 Views
-
Last post by gurey25
-
- 13 Replies
- 1161 Views
-
Last post by original dervish
-
- 31 Replies
- 3211 Views
-
Last post by fagash_killer