Ciidamada Kacdoon Iyo Ganacsatada Suuq-Bacaad Oo La Wareegay Halkaas.
Wararkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Kacdoonku gadaal kasoo mareen kuwa Tigreega iyagoo kaashanaya ganacsatada Suuq-Bacaad iyo dhalinyarada xaafada oo u adkaysan waayay madaafiicda Tigreega. Ciidamada Tigreega ayaa hada ku go'doonsan dagaanka Towfiiq maadaama gadaal iyo Suuq-Bacad laga dagay, waxana hada u furan wadooyinka jid cadaha ah ee aada saldhigga Boliiska Yaaqshiid, halkaasoo ay ka gali karaan Kaaraan.
Ganacsatada Suuq-Bacaad ayaa soo abaabulay qorshaha looga hor istaagayo Tigreegu inay isticmaalaan wadadaas mar dambe, waxaana muuqanaya kacdoonka shacabka oo kusii faafaya dagaano cusub oo markii hore aysan ka jirin, sida xaafada Kaaraan oo uu ka socdo abaabul looga hortagayo Tigreega madaafiicda ku garaacaya Kaaraan iyo Shibis. iyadoo xalay qarax loo geystay gaadiid ay Ciidamada Tigreegu lahaayeen kuwaasoo maraayay wadooyinkaasi, waxeyna saakay bilaabeen iney baaraan guryaha ku dhow goobtii xalay qaraxu ku qabsaday, lamana yaqaano khasaaraha soo gaaray, Awooda ciidamada Tigreega ayaa la wiiqay 40% guud ahaan, waxana guulo waawayn laga soo sheegayaa dagaanada Soomalida iyo Oromada ee gudaha xuduuda kadib markii inta badan ciidamadii Tigreega la keenay Muqdisho. Haddii uu dagaalku sii socdo mudo isbuuc ah waxaa la rajaynayaa inay is dhiibaan dhamaan ciidamada Tigreega oo niyadoodu ay aad usii nuxuusayso.
Breaking News Ciidamada Kacdoon Suuq-Bacaad La Wareegay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
Re: Breaking News Ciidamada Kacdoon Suuq-Bacaad La Wareegay
That is nasty place to be.
Between suuq Bacaad and Saldhiga Yaaqshid there is at least two miles square of TIIN IYO LUUQYO BADADAN OO ISKU SOO NOQNOQANAAYA. I used to walk there on my way to Dagmada yaaqshid from the Saldhiga Yaaqshid.
No wonder why they do not want to fight in Mogadishu. You have to walk there to know what the Tigre are feeling tonight.
Besides, Suuq Bacaad needs to be reopened otherwise Mudulloods would be making less money than Habargidir bakaaro.
NC.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 1653 Views
-
Last post by Kramer
-
- 16 Replies
- 1150 Views
-
Last post by RovingMadness
-
- 0 Replies
- 257 Views
-
Last post by COSTA
-
- 40 Replies
- 4175 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 2 Replies
- 379 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 615 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 11 Replies
- 1314 Views
-
Last post by Physicists