Gacmo Dheere oo waji gabax kala kulmay odoyaasha beesha Mareexaan.
Kismaayo, April 26, 2007 (HawiyeNews.com) — Maxamed Maxamuud Guuleed Gacmo Dheere oo ah ninka uu Madaxweynaha Federaalka Cabdulaahi Yuusuf u magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha marka uu arkay inuu yahay nin xiiso ku haya xil uu ka qabta Dowlada isku sheega isla markaana wax walba loo adeegsan karo.
Gacmo Dheere iyo wafdi wasiiro ka tirsan Dowladiisa ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose, halkaaso ay u tageen sidii ay u dhameyn lahaayeen khilaafkii Kismaayo ka jiray ee magaalada xooga looga saaray saraakiisha iyo ciidamada Majeeerteeniya.
Gacmo Dheere ayaa la kulmay Waxgaradka iyo odoyaasha Mareexaan eek u sugan magaalada Kismaayo, isagoo ka codsatay in mar kale ay magaalada kusoo laabtaan maleeshiyadii Majeerteeniya, taaso aad ugu soo horjeesteen odoyaasha beesha Mareexaan.
Odoyaasha waxay sheegeen inay ogol yihiin in Kismaayo ay ka howl galaan ciidamo beelaha Soomaalida ka socda, balse aysan ogolaan doonin beesha Majeerteen ciidamo ka socda inay mar dambe gudaha usoo galaan Kismaayo.
Hadalkaan kasoo yeeray odoyaasha ayaa waji gabax ku noqday Gacmo Dheere oo iska dhigayay markii uu Muqdisho kasoo baxayay nin dib Kismaayo ugu soo celin kara maleeshiyaadkii Majeerteeniya ee magaca ciidan la siiyay.
Gacmo Dheere ayaa la sheegay in odoyaasha ay ku amreen in 24 saac gudahood isaga iyo xubnaha Majeerteeniya ee wasiirada ay isaga baxaan Kismaayo hadii kalena loola dhaqmi doono sidii loola dhaqmay saraakiishii iyo ciidamadii Majeerteeniya ee Kismaayo horey u joogay.
Cabdulaahi Yuusuf oo la kulmay Meles Zenawi ayuu ka codsaday in ciidamo Itoobiyaan ah uu siiyo si ay dib ugu soo celiyaan gacanta Majeerteeniya magaalada Kismaayo waloow arintaasi uu aad ugu soo horjeestay Meles oo sheegay in meydadka askartiisa ay Muqdisho sida carada u daadsan yihiin isla markaana uu ogolaan doonin in Kismaayo sidoo kale loogu dilo.
Email: hawiyenews@gmail.com
merehan give 24hour deadline to dhabadhilif ministers to lea
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 722 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 18 Replies
- 2364 Views
-
Last post by Dhulbahantking
-
- 70 Replies
- 4675 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 3 Replies
- 1088 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 0 Replies
- 231 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 611 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 1 Replies
- 368 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 19 Replies
- 1911 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 409 Views
-
Last post by Naaima