Page 1 of 1

Mudane Maxamud Sayid Aden Gives Hawiye Food AID!!

Posted: Thu Apr 26, 2007 2:10 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Dowlada Federaalka oo biloowday inay raashin mucaawino u qaybiso dadyoowga ku barakacay dagaalada Muqdisho

Dowlada federaalka kmg ee Somalia ayaa maanta biloowday inay raashin mucaawino u qaybiso dadweynihii kasoo barakacay dagaalada Muqdisho ka soconaya iyagoo deegaan ahaan degay Wasaaradii hore ee arrimaha gudaha, waxaana halkaasi ka hadlay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Md. Maxamuud Sayid Aadan.

Wasiiru dowlaha ayaa saxaafada u sheegay in mucaawinadan ay tahay tii ugu horeysay ee loo qeybiyo dadka ku barakacay dagaalada Muqdisho, wuxuuna xusay in aysan ahan tii ugu horeysay oo ay gaarsiin doonaan goobaha ay degan yihiin shacabka Soo barakacay taasoo u afka ku dhuftay inay geeynayaan daafaha Magaalada Muqdisho oo ay joogaan dadweyne kor u dhaafaya ilaa kumanaan ka tagay guryahooda....

http://somaliweyn.com/pages/news/Abril_ ... ril42.html

http://somaliweyn.com/pages/news/Abril_ ... awino2.jpg

Libaaxaha Reer Yusuf : Cool

Mudane ka Hassan GALSHIREDLE Cool