Somali troops in areas captured-PICS

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Somali troops in areas captured-PICS

Post by Somaliman% »

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Somali troops in areas captured-PICS

Post by fagash_killer »

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Fkmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta shirjaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo kaga hadlay arrimo dhowr ah wuxuuna shacabka reer Muqdisho ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan guryahooda maadaama buu yiri lasoo afjaray intooda badan dagaalada Muqdisho.

Ra'iisul wasaare Geedi oo ka hadlayey dagaaladan ayaa sheegay in ay jiraan kooxo yar oo oo uu ku sheegay inay yihiin kooxo argagixiso ah ay ku dhuumaalaysanayaan gudaha magaalada Muqdisho wuxuuna ku tilmaamay in lagu raad joogo oo aan looga harin doonin meel alaale iyo meesha ay galaan maxkamadna lasoo taagi doono.

Prof. Geedi waxa ku tilmaamay kuwo dagaalada ka wada Muqdisho inay yihiin kuwo doonaya inaysan Muqdisho degin dowladnimana eysan doonayn, waanu la dagaalamaynaa kamana yeelayno inay shacabkeena badaan qax barakac iyo dhibaato, kuwo la siray ee Soomaalida ah waxaan ku wargalinayaa inay hubkooda ku wareejiyaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayuu si kulul u yiri Prof. Geedi.

Waxaan ugu baaqayaa Ciidamada Xooga iyo kuwa booliiska ee jooga goobaha laga xoreeyey cadowga waxaan ugu baaqayaa inay ilaaliyaan Xasiloonida, isla markaana ay ilaaliyaan hantida shacabka uu ka qaxay, cidii lagu arkana ay qabtaan, waxaan kaloo u sheegayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in la xaqdhowro karaamadiisa, naftiisa, maalkiisa iyo sharafkiisa ayuu yiri Prof. Geedi.

Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa sheegay in faraha lagu hayo sidii loo sugi lahaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaana ka codsanayaa Culumada Ahlu Sunna Waljamaaca, dhalinayarada, Odayaasha dhaqanka, Haweenka iyo bulshada inteeda kale inay ka shaqeeyaan sidii loo xasilin lahaa deegaanada Muqdisho oo la doonayo in lasugo amaankeeda guud ahaan.

Waxaan baaq u jeedinayaa shacabka Soomaaliyeed inaysan jiri doonin Aargoosi Qabiil ama shaqsiyadeed taasoo dowlada ay tilaabo cad ku qaadi doonto cidii lagu arko, waxaan hadaba ugu baaqayaa maleeshiyaadka iyo qabaa'ilada inay hubkooda ku wareejiyaan Ciidamda xooga dalka Somaliyeed maadaama dowlada guul ka gaartay sidii ay gacanta ugu dhigi lahayd dhamaan magaalada Muqdisho ayuu ku nuuxnuusaday Ra'iisul Wasaaraha.

Shirkan jaraa'id ee uu ra'iisul Wasaaruhu qabtay ayaa kusoo beegantay xili dowlada Federaalka ay gacanta ku dhigtay meelo badan oo ay haysteen Ciidamada kasoo horjeeda joogista Ciidamada Dowlada Ithiopia, iyadoo ay jiraan meelo kale oo ay dagaalo goos goos ah ka soconayaan.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Somali troops in areas captured-PICS

Post by Koronto91 »

LOL. Those pics are from KM4, which is where the Ugandans have been baby sitting them for the last 2 months.

Try again!
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Somali troops in areas captured-PICS

Post by Somalian_Boqor »

It's a great day for Somaliweyn.

The dowladiid have been defeated!!!!

what more could we ask for?
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Somali troops in areas captured-PICS

Post by X-unit »

Propaganda the fifth picture was taken by shabelle which was da 25th.....n on this website they are claimin the insurgency are clearin the roads..bcuz they lost the battle
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”