puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by Hiiraan boy »

Puntland oo ka codsatay odoyaasha inay soo aruuriyaan lacag & dhalinyaro ka qeyb gala dagaalka Somaliland.

Boosaaso, Jimco, April 27, 2007 Simba Radio

Mas'uuliyiinta Maamul Goboleedka Puntland, ayaa maanta kullan la yeeshay Odayaasha gobolkaasi, iyaga oo ka codsanaya inay iska soo ururiyaan lacag iyo Dhallinyaro ka qeyb gasha dagaal maamulkaasi uu qorsheynayo inuu la galo Somaliland.

Qaar kamid ah beelaha dega gobalka Bari ayaa lagu wargaliyay in beel kasta ay keento 500 oo dhalinyaro ah kuwaaso ka qeyb qaadanaya dagaalka Puntland ay sheegtay inay la galeyso maamulka Somaliland.

Gudaha magaalada Boosaaso ayaa shalay iyo xalay laga dareemayay abaabul xoogan iyadoo baabuur Teknika ah ay beelaha soo saareen kuwaaso loo qorsheynayo inay ka qeyb galaan dagaalka Puntland ay iskugu diyaarineyso inay la gasho Somaliland.

Madaxweyne K/xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la sheegay inuu shalay soo gaaray gobalka Sanaag.

Si kastaba ha ahaatee, maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa wada abaabul dagaal oo aad u xoogan iyadoo labada dhinac ay ciidamo iyo hub xiligaan ay isku aruursanayaan.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by Somali-Transporter »

This war is not funny..

I Know already who's going to win..
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by biko »

i know whos going to win kute!

waar ma game aad mooday.

now i aint gonna say whos going to win but pantiesland will get their panties handed to them on a birqa Laughing ab
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by KUN-DILE »

They will get mawned down by the machinegun. Cool
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by Xamud. »

Where does it say Child? this is only in Bari tho? are they seriously considering to wage a war? this is not good. This Artical is most likely to be fake
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by Hiiraan boy »

its not fake
princess_of_Puntland
Posts: 13
Joined: Sat Apr 21, 2007 9:41 pm

Re: puntland asks every clan in puntland to bring 500 child sold

Post by princess_of_Puntland »

[color=#0000FF]give us a source where you got from the article......other wise just shut it.......
this is fake propaganda, puntland will never lead innocent child to war we are too civilized for that unlike UIC..[/color]
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”