MADAXWEYNAHA DFMKH AH OO DIB UGU LAABTEY MAGAALADA MUQADISHO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

MADAXWEYNAHA DFMKH AH OO DIB UGU LAABTEY MAGAALADA MUQADISHO

Post by fagash_killer »

Madaxweynaha DFKMG ah oo dib ugu laabtey magaalada Muqdisho

(Muqidhso}27.4-7M/weyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isagoo ka soo ambabaxay magaalada Baydhabo oo xarun ku KMG ah dawlada Fs

M/weyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka maqnaa magaalada Muqdisho tan iyo todobaayadii la soo dhaafay ka dib markii uu safar aaan la sii shaacin ku tegay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaas ay kulan ku soo yeesheen R/wasaaraha dalka Ethiopia Males Zenawi.

Tegida C/llaahi Yuusuf ee magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegatay ka dib markii si buuxda magaalada Muqdisho ay ula wareegtay DFS oo taageero ka helaysa ciidamada Ethiopian-ka ay tabar roonaadeen kooxihii ka soo horjeeday.

Warar soo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in M/weyne C/llaahi Yuusuf uu dhowaan hadal jeedin doono kaasi oo ku aadan guushii dhowaan ay ka gaareen dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho.

News Desk WidhWidh Online
*lady_ice_4u2nv*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12183
Joined: Tue May 23, 2006 3:53 am
Location: TO DA LEFT

Re: MADAXWEYNAHA DFMKH AH OO DIB UGU LAABTEY MAGAALADA MUQADISHO

Post by *lady_ice_4u2nv* »

i baught this really cute braclet 2day Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”