Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by highclass »

____
Maxamed Dheere Oo Loomagaacaby Gudomiyaha G/Banadir Iyo Duqa Magaalada

(Muqdisho}28.04-07
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii muqdisho ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho......................

Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed dheere ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ka dib markii xilkaasi laga qaaday Cadde Gaaboow, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska Raysal wasaaraha.

Maxamed Dheere oo markii ugu dambeysay ahaa Gudoomiyihii Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiska Raysal Wasaaraha loogu magacaabay xilkaas, iyadoo uu hore uu xilkaas u hayay Cadde Xasan (Cali Gaabow).

Wareegtada oo uu ansixiyay Madaxweynaha dowladda Somalia ayaa lagu magacaabay Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere in uu yahay Gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada, iyadoo xilkii laga qaaday Cadde Gaaboow.

Wareegtada ayaa sidoo kale lagu sheegay in qeybaha kala duwan ee maamulka dowladda ay la shaqeeyaan maamulka gobolka Banadir. Ma jiro wali wax war ah oo ka soo baxay Cadde Gaaboow oo ku aadan in uu aqbalay jagada laga qaaday.

Max’ed Dheere oo ah hogaamiye kooxeed maamuli jirey gobolka Sh/dhexe ayaa ah nin u qalma jagadaasi marka loo eego gobolka uu maamuli jirey oo uu ka dhigay mid aad u nabdoon..

Dadka magaalada Muqdisho ayaa ka war sugaya isbadalada iyo shaqada uu la yimaado Max’ed Dheere.

Dhinaca kale Ilo ku dhow dhow dowladda somalia ayaa waxa ay tilmaamayaan in golaha wasiirada lagu sameyn doono isku shaandheyn, iyadoo hogaamiye kooxeedyadii kal hore laga qaaday wasiirada dib loogu celin doono.

. Magacaabista Maxamed Dheere ayaa ku soo beegmeysa, xilli Dowladdasomalia ay la warergtay guud ahaan Magaalada muqdisho

Ma aha markii ugu horeysa ee Maxamed dheere loo magacaabo jagadaan iyada oo horey uu ugu magacaabay janeral maxuum caydiid

Widhwidh Online News Desk..Media Center
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by Basra- »

Oh Yippie!! Rolling Eyes WHO CARES?? uufff Cool
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Laughing Laughing Laughing this is just disgusting
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by highclass »

[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]:lol: Laughing Laughing this is just disgusting[/quote]

.
Whats even more disgusting is that the cambuulo eaters are happy and singing for him Laughing


The other warlords will now get positions in TFG.......sad
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

oh well, every dog has its day and today is their day.....they should fear 2moro cos its uncertain especially in Somali politics Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by Karbaash_killa »

Highclass i didnt know inda adeeryaasha eat cabuulo Laughing

TFG is a joke... we will see what happens.. they made a mamul in Kismaayo and got chased out ina minute let se what this joke has to offer us..
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by highclass »

^^ Laughing We don't eat cambuulo, Abgaals do, They were singing for him like they did when he came back to Jowhar.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by COSTA »

He called once Cabdulaahi Yuusuf tuug Laughing Laughing Laughing

TFG walaahi is a joke

Laughing
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by eyes-only »

what is wrong with cambuulo? Confused

I think M Dheere will be a more effective Mayor than Gaabow.
Let us be honest here, M Dheere was a ruthless warlord, he used to charge the people of Jowhar what I can only describe as excessive hut tax. Laakin Jowhar was more peaceful than Xamar. So if you are going to have a warlord leader, you might as well have an effective warlord.

for now...I'd say M dheere and Qeybdiid will make a great partnership. Together with Yusuf and Ghedi, I think we can expect assassinations, excessive taxing, corruption, aggressive policing but perhaps it won't be as anarchic as the past few months for the next few weeks.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Warlord Maxamed Dheere becomes Mayor of Banadiir

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Yeah didnt he say Cabdullahi yusuf was a Ciyaala Suuq Daroood Laughing

Cant believe this people wallahi, Cabdi Qaybdiid, jeelle and now Maxmed Dhere for Mayorka Mogadisho.......


Unclebin was right.........
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”