Page 1 of 2

Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:03 pm
by DawladSade
http://www.somaliatalk.com/2006/jan/kismaayo.jpg

http://www.somaliatalk.com/2006/jan/kismayo.jpg

http://www.somalitalk.com/weriye/kismayo.jpg


Haamahii Shidaalka keeydka seddexaad ee jamhuuriyada Soomaaliya ee magaalada Kismaayo oo dib loo hoolgaliyey ,

Haamaha shidaalka keeydka sedexaad ee dalka soomaaliya ayaa dib loo howlgaliyey muddo 15 sano ah kadib oo uu dalku burbursanaa ayadoo haamahas ay haatan ku howl bileebeen ganacsato reer kismayo ah oo ku bahoobay shirkad shidaal oo lagu magacaabo Jubba Energy.

Keedkaan shidaalka oo ah mid ay maalgalinayaan ganacsato soomaaliyeed oo ku midoobay magaca Jubba Energy ayaa waxaa Arabacadii (Jan 25) markii ugu horeysay lagu bilaabay kushubista shidaalka ayadoo in mudo ahna haamahan lagu waday dayactir soconayay mudo ka badan sadex bilood.

Shidaalka lagu bilaabay haamahan ayaa waxaa waday markab aad u weyn ayadoo markabkaas uu shidaalkan ka soo qaaday dalka imaaraadka carabta waxaana uu waday markabkaan shidaal cadadkiisa lagu qiyaasay labo mitirig tan sida uu inoo xaqiijiyay ganacsade Ismaaciil Cabdi oo ka mid ah howl wadeenada shirkada Jubba Energy ayadoo shirkadani Jubba energy ay kala qeyb qaadanyaan shidaal ku keydinta haamahan shirkadaha kala ah Horseed iyo Wadaag petroleum oo labaduba ka mid ah shirkadaha shidaalka dalka soo gasha.

Shidaalkan oo ah mid si ganacsi ah loogu kala safrin doono gobolada Gedo, Jubbada Dhexe, Jubbada Joose iyo waliba gobolka waqooyi barri dalka kenya oo inta badan ganacsiga la wadaaga gobolada jubbooyinka ee dalka somaliya, waxaan la filayaa in keydkan shidaalka uu wax badan ka badali doono sicirka shidaalka ee gobolkada aan kor ku soo sheegnay

Cabdi qadar nuur maxamed (filipiin)
kismayo somaliya
cabdiqadar84@hotmail.com

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:05 pm
by Naaima
3-da haamo waan soo arkay or it's 2 can't remember, i miss kiss-my-*** walahi Sad

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:05 pm
by DawladSade

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:07 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Reer Diini Cool

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:08 pm
by kadarre
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Reer Diini Cool[/quote]

Noo Guul to Sade.

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:10 pm
by DawladSade
Saddam war beesha Sadaa leh, reer diini iyo heblaayo diini ma kala lahan Shocked

http://www.somalitalk.com/weriye/kismayo.jpg

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:12 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Reer Diini control Beesha SADE

let another man Rule Beesha SADE

Besides Reer Diini



Wa Bilallahi Towfiiq,

Ugaas Geesi Guul Sadaam

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:16 pm
by DawladSade
Saddam shut up with your pmsing self. Who the hell is the guy who is the afhayeen of beesha Sade in Kismaayo, the guy that controls us everywhere? He sure as hell is not reer Diini, waa Talhe. Who the hell is the SULDAAN of beesha Sade jubooyinka waa Cali Dheere, etc etc

reer diini walaalahood bey wax la qaybsadaan, hadii kale reer diini waa la edeb bari Cool

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:18 pm
by Sadaam_Mariixmaan
hooyada u sheeg

besides Sayid Aden

what else did we do?

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:19 pm
by DawladSade
I don't get what this is about Laughing Laughing

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:23 pm
by Sadaam_Mariixmaan
i am laangaab no Suldaans, no good leaders one degaan Etc,

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:26 pm
by DawladSade
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]i am laangaab no Suldaans, no good leaders one degaan Etc,[/quote]


nacas baa tahaye bax waryaa, warsame was right about you aad baan uga xumahay inaan mujaahid kuu waco

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:29 pm
by Sadaam_Mariixmaan
SIKE!!!

Reer Diini is just too powerful

controlling war policy

hortaa Dawladsade

do we have a Nabadoon for Beesha SADE??

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:35 pm
by Sadaam_Mariixmaan
answer the question...

Re: Marehan energy company in Kismaayo, Jubba Energy.

Posted: Sat Apr 28, 2007 4:41 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
we have so much of those storage cylinders in white adiguna xabad baad ku faanaysaa Laughing