ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA AY U KEENI DOONTO CABDILAAHI YUUSUF HARGEYSA WADA HADAL SIYAASADEED.
HARGEYSA ( Somaliland Future Online ), 29.04.2007, Afhayeen u hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda Ethiopia Ato Gebide Haile oo khamiistii todobaadkii hore weraysi dheer siiyey Telefishanka maraykanka ah ee FOXNEWS ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopianka ee gacanta militery siinaya Maamulka Embigathi ee Cabdilaahi Yuusuf.
Marka ay ka soo faraxashaan hawl-gallada militery ee magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ay markaasi bilaabi doonaan inay Cabdilaahi Yuusuf laftigiisa keenaan magaalada Hargeysa si u ula bilaabo Xukuumadda Somaliland wada hadalo siyaasadeed.
Ato Gebide Haile wuxuu sheegay in Dalka Ethiopia uu beesha caalamka ka hellay taageero buuxda oo dhinac siyaasadeed ah in hawl galladdani oo u ku tilmaamay rajo soo celintii Soomaaliya 16 sannadood ka dib ay Ethiopia ka go’antahay in Taliska lagu soo dhisay Embigathi ee Cabdilaahi Yuusuf ay ku fadhiisiso wuxuu ku tilmaamay kursi awood badan oo ka taliya dhammaanba gobolada Soomaaliya.
Afhayeenka oo wax laga weydiiyey siduu u arko Somaliland oo sheegtay inaanay aqoonsanayn Maamulka Cabdilaahi Yuusuf maadama aanay iyaguba aqoonsanayn Somaliland wuxuu sheegay in dhibaato badan oo dhinaca diblomaasiyadda ah iyo dhinaca isfahamka ahi ay soomaalida ku dhex jirtay 16 sannadood ee ugu danbeeyey wuxuuna sheegay in ay Ethiopia hadda doonayso inay taasi meesha ka saarto, wuxuu yidhi “Somaliland waxaanu la leenahay xidhiidh wanaagsan oo salka ku haya iskaashi dhinaca ammaanka iyo weliba isku socodka xuduudka ah, waxaa naga dhexeeya ganacsi badan waxaanu isticmaala Dekedda Berbera, madaxdayada labada dhinacna waxay tagaan labada dhinac ee kale, imikana waxaa dantu ku jirta sidii mandaqadda looga ilaalin lahaa argagixisada iyo xasilooni darrada in wax weliba lagu dhameeyo miiska dushiisa†ayuu yidhi Ato Gebide Haile afhayeenkaasi.
Mar wax laga weydiiyey sida ay iskugu keenayaan Madaxda Somaliland iyo Maamulka Cabdilaahi Yuusuf iyo halka la iskugu imanaayo ee wada hadaladaasi lagu qabanaayo wuxuu ku jawaabay “Ethiopia waa dal xuduudka ugu dheer afrikada beri la wadaagta Soomaaliya waxaa degen Ethiopia 2 malyuun oo soomaali ah, halkaasi waxaa kaaga cad in dadka Ethiopia iyo soomaalida uu ka dhexeeyo xidhiidh qoto dheer, aniguna ku odhan maayo xalka soomaalidu gacantayada ayuu ku jira balse haddii loo baahdo waxaanu samayn doona inaanu Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf keeno Hargeysa si markaasi xal siyaasadeed oo waara loo gaadho†.
Mar wax laga weydiiyey in Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka madax banaantahay Soomaaliya inteeda kale taasi inay Ethiopia la qabto wuxuu sheegay inaanay Ethiopia Somaliland u aqoonsanayn dal madax bannaan balse ay u aqoonsanyahiin gobol degen oo gaadhay xasilooni uu kaga duwanyahay ayuu yidhi soomaaliya ineeda kale laakiin ayuu yidhi annagu waxba kama qabno haddi ay soomaalidu isku af garato madax bannaani ay somaliland hesho.
Mar wax laga weydiiyey warbixin ay dhawaan soo saartay Haayadda Xuquuqda Aadamaha Ee Amnesty oo ku tilmaantay in Dawladda Ethiopia ay ka fulisay gudaha dalka Soomaaliya xad gudubyo ka dhan ah bini’aadminimada iyadoo dad rayid ah ku dishay isla markaana goobo rayidku degenyahay magaalada Muqdisho u adeegsatay hub culus wuxuu ku jawaabay “Ciidamada Ethiopia waxay la dagaalamayaan waa argagixiso caalami ah oo khatar ku ah mandaqadda waxaan qabaa waxay adeegsanayaan haayadahaasi waa hadalada aan sal iyo aad toona lahayn ee ay ku sheekeyaan argagixisada laftigeedu, ciidamadayadu waa yaqaaniin cidday la dagaalamayaan, goobaha rayidku joogo ciidamadayadu waa ka fogyahiin markastana waxaanu qaadana tallaabo aanu ku dabar goynayno argagixisada annagoo ka fogaana goobaha dadka rayidka ah, hawl gallada aanu qaadnay waa kuwo loo fuliyey si taxadar leh iyadoo weliba weeraro habeen iyo maalinba ah ay argagixisagu nagu soo qaado†ayuu yidhi afhayeenku.
waa markii ugu horaysay ee Xukuumadda Ethiopia ay shaaca ka qaado inay doonayso wada hadal siyaasadeed oo dhex mara Somaliland iyo Maamulka Embigathi waxaana ay weliba shaaca ka qaadeen inay Cadilaahi Yuusuf keeni doonaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, balse weli wax arrintaasi ku saabsan kama ay soo bixin dhinaca Xukuumadda Somaliland waxaana dhawaan dhex maray Somaliland iyo Maamulka Embigathi kelmado la isku mariyey warbaahinta iyadoo ra’isal wasaaraha Embigathi Cali Geedi uu sheegay in gudaha somaliland lagu tababaro wuxuu ku tilmaamay argagixiso xidhiidh la leh kooxaha la dagaalamaya kuwaasi oo ay tababarka siiso ayuu yidhi Dawladda Eriteria, balse taasi waxaa si weyn u beeniyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ku tilmaamay wax laga yaxyaxo oo laga yakh yakhsiyoodo wuxuuna sheegay in somaliland iyo argagixisadu ay isku yahiin jiir iyo bisad isagoo tusaale usoo qaatay in kooxo argagixiso ah oo hadda falalkaasi loo xukumay oo ay isku hayb ka soo jeedaan Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Geedi ay Somaliland gacanta ku hayso.
Mohamoud maxamed xaashi
Somaliland future Online
mxaashi@somalilandfuture.com
http://www.somalilandfuture.com/ee/inde ... doonto_ca/
ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
also somaliweyn reports it so its true after all. if somaliland is smart they better talk with the goverment ore else i fear the most for them
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
This was never a secret... by the way have already been given much of SOmalia... alot more will be revealed and alot more probalby wont because its going to be upsetting alot of SO called SUpporters of the imbaghathi invaders and their puppets..
Faqash killer.. traded SOmalia with the joy to watch reer muqdishu suffer! How do you feel because we certainly aint finish with Ethiopia!
Faqash killer.. traded SOmalia with the joy to watch reer muqdishu suffer! How do you feel because we certainly aint finish with Ethiopia!
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
[quote="Karbaash_killa"]This was never a secret... by the way have already been given much of SOmalia... alot more will be revealed and alot more probalby wont because its going to be upsetting alot of SO called SUpporters of the imbaghathi invaders and their puppets..
Faqash killer.. traded SOmalia with the joy to watch reer muqdishu suffer! How do you feel because we certainly aint finish with Ethiopia![/quote]
you was enjoying of reer muqadisho suffering not me all i wanted is to see a peacefull muqadisho and thats why savages and extremists needed to be stopped if hutus became xoolos somebody else need to help them out dont you think be it ethiopia ore tfg
Faqash killer.. traded SOmalia with the joy to watch reer muqdishu suffer! How do you feel because we certainly aint finish with Ethiopia![/quote]
you was enjoying of reer muqadisho suffering not me all i wanted is to see a peacefull muqadisho and thats why savages and extremists needed to be stopped if hutus became xoolos somebody else need to help them out dont you think be it ethiopia ore tfg
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
Faqash ..are you denying that Hawiye lived in peace until you came in with the invading army?
Secondly if Hawiye needed help, Does Help according to you mean Ethiopian army (our bigget historical enemy) Masscring Hawiye people?
Dont try to seperate TFG from ethiopia because its a franchise that comes under Ethiopia!
So sadly The masscring of Hawiye who where living in peace and harmony was something you couldnt bare to stand and you welcomed Out national enemy to masscre our people just to ruin it even if it meant ethiopia takes Us(Somalia) over.. thats is a sick state of mind abti... and i hope one day you realize that the trechery you have commited... TFg had over two yrs to prove them self to have the smallest competence in stead they were asking ethiopia to invade all along and used the terrorist card agiant our wadaads!
Diintana meel baa uga dhacday, danta soomaliyeedna waa ku xadgudubtay adiga oo Itoobia u daneeneysid! ...
You should hang your head low... Inshame...peace
The struggle for independance from Ethiopia continues..
Secondly if Hawiye needed help, Does Help according to you mean Ethiopian army (our bigget historical enemy) Masscring Hawiye people?
Dont try to seperate TFG from ethiopia because its a franchise that comes under Ethiopia!
So sadly The masscring of Hawiye who where living in peace and harmony was something you couldnt bare to stand and you welcomed Out national enemy to masscre our people just to ruin it even if it meant ethiopia takes Us(Somalia) over.. thats is a sick state of mind abti... and i hope one day you realize that the trechery you have commited... TFg had over two yrs to prove them self to have the smallest competence in stead they were asking ethiopia to invade all along and used the terrorist card agiant our wadaads!
Diintana meel baa uga dhacday, danta soomaliyeedna waa ku xadgudubtay adiga oo Itoobia u daneeneysid! ...
You should hang your head low... Inshame...peace
The struggle for independance from Ethiopia continues..
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
[quote="Karbaash_killa"]Faqash ..are you denying that Hawiye lived in peace until you came in with the invading army?
Secondly if Hawiye needed help, Does Help according to you mean Ethiopian army (our bigget historical enemy) Masscring Hawiye people?
Dont try to seperate TFG from ethiopia because its a franchise that comes under Ethiopia!
So sadly The masscring of Hawiye who where living in peace and harmony was something you couldnt bare to stand and you welcomed Out national enemy to masscre our people just to ruin it even if it meant ethiopia takes Us(Somalia) over.. thats is a sick state of mind abti... and i hope one day you realize that the trechery you have commited... TFg had over two yrs to prove them self to have the smallest competence in stead they were asking ethiopia to invade all along and used the terrorist card agiant our wadaads!
Diintana meel baa uga dhacday, danta soomaliyeedna waa ku xadgudubtay adiga oo Itoobia u daneeneysid! ...
You should hang your head low... Inshame...peace
The struggle for independance from Ethiopia continues..[/quote]
i can see inaad dissapointed nooqatay but you need to smell the coffee and wake up barii hore baa loogu sheeqay the courts lost the war and the battle.it was some extremists like sheikh inda adde who invited the ethiopian troops in somalia not the goverment.ethiopia is not the clan courts enemy they said it clearly we want the puntlands troops out of muqadisho why not the ethiopian troops? and these guys call them selves muslims them and you diintaa waxbaa kamaa tagantiin and thats why god is punishing you unless inaad soo muslimtiid and save your own ppl take the example of reer kismayo they could also go to war with the tfg but they know that those who will suffer is reer kismayo thats why the elders has stopped this lakiin you guys savages ba tihiin even your hawiye brothers like abgaal and hawaadle naftaad oo keenteen so let them support the goverment cuss they know whats the best for them.

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN MARKA AY KU GUULAYSATO SOMALIA .....
He better not come to Hargeysa!!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 37 Replies
- 3369 Views
-
Last post by HusseinHassan
-
- 99 Replies
- 5003 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 8 Replies
- 2102 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 17 Replies
- 3502 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 23 Replies
- 3973 Views
-
Last post by NGM
-
- 2 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 1 Replies
- 417 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 287 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1933 Views
-
Last post by Gubbet