BREAKING NEWS HARTI AND OGADEN WAR 10 DIED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS HARTI AND OGADEN WAR 10 DIED

Post by Hiiraan boy »

Jasiirado ku yaalla Jubbada Hoose oo Dagaal uu ka dhacay
Mon. April 30, 2007 08:58 am.- By Abdiaziz Mohamed Warsame. - Qof u dir warkan

(SomaliNet) Dagaal sababay dhimashada ugu yaraan 10-ruux iyo dhaawaca in ku dhow 36-ruux oo kale ayaa maanta ka dhacay jariisaradaha Modhowe iyo Kudhaa oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo dagaallo 23-kii bishaan ka dhacay Magaalad Kismaayo dagaalkaas oo dhex maray Beelaha Mareexaan iyo Majeerteen, waxaana la sheegay in dagaalladaan ay u dhexeeyaan Beelaha Majeerteen iyo Ogaadeen.

Wararka ka imaanaya Kismaayo aya waxay sheegayaan in dagaalladaas ay ahaayeen kuwo aad u qaraar oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dadkaan faraha badan, iyadoo aysan jirin wax waanwaan ah oo lagu dhameynayo colaadaan cusub.

Colaaddaan ayaa waxay socotay tan iyo maalintii shalay ahayd iyadoo ku soo beegantay xilliga ay socdaan waanwaanno lagu dhameynayay dagaalladii dhawaan ka dhacday Kismaayo ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad tiro badan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) ayaa wuxuu ku howlan yahay daminta qalalaase ka dhacay Kismaayo, kaasoo sababay in maamulkii Degmada Kismaayo iyo taliyeyaashii ciidammada xoogga dalka ee ku sugnaa Kismaayo iyadoo ay ku sugan yihiin Deegaanka Buulo-Guduud oo 35-km u jirta Kismaayo.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”