Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by Karbaash_killa »

Cabdi Qayb-diid, oo tallabadii shalay uu ku badbaadiyey suuq Bakaaraha ku helay magac cusub oo ah Cabdi Nasteex.


Cabdi Xasan Cawaale, waxa uu ahaa hogaamiye kooxeed ee aan ka mid noqon ururkii loogu magac-daray argagax la dirirka ee ay hogaamiyo kooxedyadi Muqdishow dhiseen balse markii danbe ka soo horjeestay maxaakiimtii markii ay baaris sharci daro ah ugu dhaqaaqeen gaari uu watay oo marayey wadada tarabuunka.

Cabdi Qayb-diid, wuxuu billaabay dhaqdhaqaaq uu kaga soo horjeedo maxaakiimtii, wuxuuse diiday in uu xubin toos ah ka noqdo ururkaasi. qaar ka mid ah beeshii uu ka soo jeeday ayaa billaabay in ay weeraro dhinaca afka ah iyo mid fal ku qaadaan Cabdi Qayb-diid.

Wuxuu Cabdi ogol u noqday wadahadal kasta oo lagu kale dhaxgaliyo isagaiyo maxaakiimtii Muqdisho, hasayeeshee waxaa diiday oo wax walba ka doorbuday in Cabdi uu hubkiisa soo wareejiyo xubno ka tirsanaa maxkamadah oo u arkayey fursad ay ku hanan karaan maamulka Muqdishow.

Cabdi Qayb-diid waxa uu diiday in uu hubkiisa ku wareejiyo maxaakiimtii waxaana billawday dagaal culus, oo ay ciidamadii iyo hogaankii maxaakiimta ku tilmaameen kii ugu adkaa ee ay ciidankooda ka qayb galaan.

3maalmood ku dhan, ayaa dagaal nooc walba ah lagu hayey Cabdi Qayb-diid iyo dadkiisa, waxaana dagaalkaas ka qayb galay ciidamo kor u dhaafay 6 kun oo maxaakiimtii ka socotay, dagaalkaasi wuxuu ku dhamaaday awood loo sheegtay Cabdi Qayb-diid iyo ciidankiisii. wuxuuna si xeeladeysan uga baxsaday goobtii dagaalka.

Dad ku beel ah iyo kuwii maxaakiimta ku jiray ayaa Cabdi ku tilmaamay in uu ahaa nin gaal ah oo xarigii Ilaah ka furtay, waxaana maalin cad hubkiisii lagu qaatay xaruntiisii, waxana dhacday in gurigiis uu damcay in uu xoog ku dago mid ka mid ahaa madaxdii maxaakiimta.

Cabdi markii uu Muqdishow ka baxay wuxuu abaaray Baydhaba, oo uu uga sii gudbay dhinaca Gaalkacyo, waxaase halkaasi uga daba tagay ciidankii maxkamadaha oo dagaal habeen madow dhacay looga awood sheegtay deegaanka Bandiiradley, hase ahaatee waxaa la isku mari waayey deegaano kale. Intii uu Gaalkacyo ku sugnaa ayuu wuxuu yiri Cabdi col iyo nabad tay doonto ha ahaatee Muqdishow waan ku soo noqonayaa, taasoo dad badan wax aan suuragal ahayn u arkeen.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa meesha ka baxay maxaakiimtii dagaal socday muddo 10 maalmood ah kadib, waxaase dareen weyn uu galay ganacsatada Muqdishow, oo si degdeg ah ula xiriiray Cabdi Qayb-diid, si loo badbaadiyo hantida faraha badan ee taala Suuqa Bakaarah.

Cabdi Qayb-diid wuxuu darbadiiba ku dhaqaaqay in uu howl-galo badbaadinta hantida, wuxuuna aqoonsiyo siiyey ilaalada suuq Bakaaraha, kuna dhiiragaliyey in ay hantidooda ka difaacdaan cid kasta oo oo soo damaaciiso, isagana uu wakhti walba ka caawin doono difaac hantida.

Ganacsatada Muqdishow, ayaa markaa waxa ay Cabdi Qayb-diid u bixiyeen Cabdi Nasteex, Cabdi halyey iyo magacyo kale.

Wuxuu ahaa ninkii loogu itaal sheegtay maaliyadda ganacsatada suuqa Bakaaraha, wuxuuna noqday mas'uulkii ugu horreeyey ee u istaagay badbaadinta hantida ganacsatadii maalkooda lagu jabiyey.
------------------------

What a funny character this lil dude is... Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by AbdiWahab252 »

Abdi is a merciful man.
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by Ismahan445 »

^^^:roll: Rolling Eyes Rolling Eyes Rolling Eyes
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by AbdiWahab252 »

Ismahan,

Laughing Laughing
User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by kkk47 »

please Hutus stop this senseless propaganda,

Qaybdiid is worthless traitor just like his master C/yusuf
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by AbdiWahab252 »

Kkk,

Ain't u Mozambique Maxmuud ?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="AbdiWahab252"]Abdi is a merciful man.[/quote]

How do you feel about him working for Yey. I know how much you respect him and how much you can't stand Yey and his tribal political tactics. Caydiid (RIP) must be turning in his grave ….I just wanna know...
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by AbdiWahab252 »

Dhaga,

I hate Afbiijo & so does Qeybdiid hate Afbiijo.

Its just a matter of time before AFbiijo & his ilk are knocked out from outside or inside the TFG.

Already, Afbiijo is losing ground to the former warlords who are being pushed by the US to join the TFG.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Cabdi Qeyrdiid Renamed Again to Cabdi Nasteex markii uu...

Post by eyes-only »

Qeyrdiid is worse than Yeey, seriously the man has no soul. He is by far the worst warlord. He is evil and anyone who calls him 'Nasteex' is either stupid or has a very short memory.... or maybe they're just trying to suck up to him.

This man and M. DHeere where hired to clean out the city and they will kill more people than the Ethiopians did.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”