Page 1 of 1

Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 10:46 am
by Warsame101
DS was right, the reer Siyaad business man and an Ogaadeen business man were attacked by Majeerteen and now reer Siyaad have secured and re-captured Kudhaa


Warbixin ku saabsan dagaallo ka dhacay degaanka Kudhaa ee Gobolka J/hoose

{Somaaljecel News Network} Kudhaa:- Wararka naga soo gaaraya degaanka Kudhaa ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in ku dhawaad 15 ruux ay ku dhinteen, tiro kale oo intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaallo ka dhacay degaanka Kudhaa oo xeebta ku dhow.

Sida warku sheegayo goobtaasi oo si Kotorobaan ah looga dhoofinayay dhuxusha ayaa waxaa isku qabtay Kooxihii dhuxusha kawada dhoofsan jiray, iyadoo markii dambe mid ka mid ah maleeshiyada Ganacsatada saddex beelood oo halkaasi kawada shaqeysanaysay ay la wareegtay goobtii iyadoo labadii kale hub ka dhigis ku samaysay, taasina ay keentay in maleeshiyo ku sugnayd magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ay gurmad ahaan halkaasi u aadaan, taasoo sababtay in mar kale gacan ku heyntii degaankaasi ay isbedeshay oo ay la wareegeen maleeshiyadii ka tagtay magaalada Kismaayo.

Xiisadda degaankaas ayaa haatan aad u kacsan iyadoo dhinacyada isku haya halkaas ay isu hub iyo ciidamo aruursanayaan, waxaana suuragal ah haddii aan la dhex gelin dhinacyadaas in dagaal ba’an uu halkaasi ka dhaco.

http://somaaljecel.com/SjDynews/LatestD ... =300&page=

Re: Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 11:22 am
by DawladSade
warsame the man is reer ciroobe siyaad and ogaden are in on it with the majeerteen


btw wallahi they are not majeerteen, they are BAAJUUN given majeerteen, cismaan maxmuud passports everybody knows it Surprised

Re: Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 11:33 am
by DANGIRL
"ogaden are in on it with the majeerteen"

Laughing Laughing Laughing Laughing

Rolling Eyes

Re: Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 11:34 am
by DawladSade
reer Siyaad vs. Kablalax Cool

Re: Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 11:36 am
by DANGIRL
*Yawns*

Rolling Eyes

Re: Reer Siyaad Diini militia capture Kudhaa

Posted: Tue May 01, 2007 11:38 am
by Garvey
Embarassed