BAYAAN TAAGEERO AH.
May 1, 2007
Haddaanu nahay Beelaha Isaaq ee deggan Gobolka Sanaag, waxaan si buuxda u taageeraynaa Bayaankii iyo go’aamadii ay soo saareen kuna wada heshiiyeen Wafdigii uu hoggaaminaayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo Beelaha Harti ee deggan Gobolka Sanaag.
Waxaan aad ugu mahadnaqaynaa soona dhawaynaynaa Wafdigaas uu hogaaminaayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo Beelahaas go’aanka wax-ku-oolka ah isla gaadhay. Waxaanan Ilaahay uga rajaynaynaa in Beelaha wada deggan Gobolka Sanaag ku wada noolaadaan Bash-bash, Barwaaqo iyo Horumar.
Allaa Mahad Leh.
Saxeexa Cuqaasha iyo Guurtida Galbeedka iyo Woqooyiga Ee Gobolka Sanaag.
Chief Caaqil. Axmed Maxamed kullu-kullu.______________________________
Chief Caaqil. Maxamed Cabdi Soofe.___________________________________
Chief Caaqil. Jaamac Ismaaciil Muuse.__________________________________
Caaqil. Cali Maxamuud Cismaan.______________________________________
Caaqil. Maxamed Jaamac Ismaaciil.____________________________________
Caaqil. Maxamed Cismaan Liibaan.____________________________________
Caaqil. Cali Jaamac Faarax.___________________________________________
Caaqil. Aw Aadan Jaamac Faarax.______________________________________
Caaqil. Maxamed Bullaale Wacays._____________________________________
Caaqil. Maxamed Dirir Xasan._________________________________________
Caaqil. Cismaan Faarax Xaamud.______________________________________
Caaqil. Xasan Axmed Ducaale._______________________________________
Caaqil. Xuseen Xasan Cali.___________________________________________
Caaqil. Xasan Faarax Dhoorre._______________________________________
Caaqil. Cali Maxamed. _____________________________________________
Naasir Cali Jaamac Colaad (Gudd. Habaryoonis Bari.)______________________
Oday. Siciid Maxamuud Nuux.________________________________________
Oday Siciid Shire Ismaaciil.__________________________________________
Oday. Maxamed Axmed Cali._________________________________________
Oday. Maxamed Faarax Jibriil.________________________________________
Oday. Shire Yuusuf Maxamuud._______________________________________
Oday. Maxamed Cawad Faarax._______________________________________
Oday. Cali X. Biixi Maxamed.________________________________________
Oday Aniis Saalax X. Xasan__________________________________________
Oday. Warsame Jaamac Cali.________________________________________
Oday Maxamuud Axmed Cali._______________________________________
Oday. Saalax Maxamed Ciise._______________________________________
Oday. Siciid Cilmi Hoorri.__________________________________________
Oday. Cabdi Axmed Maxamed.______________________________________.
Can you find my uncle's name in the list
