Waan waan Laga Dhex Wado Prof.Geedi & Ismaaciil Buubaa...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Waan waan Laga Dhex Wado Prof.Geedi & Ismaaciil Buubaa...

Post by Hiiraan boy »

Waan waan Laga Dhex Wado Prof.Geedi & Ismaaciil Buubaa...


Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in maalmahaan dambe ay si xowli ah u socoto dadaalo iyo waan waan lagu heshiisiinayo Prof.Cali Maxamed Geedi Wasiirka 1-aad ee Dowlada Argoosigaiyo Wasiirka Waxbarashada Mr. Ismaaciil Hurre Buubaa, dadaalasaadoo la sheegay iney wada dadaan Soomaali iyo ajaaniib....
Xalinta khilaafkaan ayaa waxaa isu xilsaaray Madaxweynaha dalka Kenya Mawai Kibaki iyo Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Males Zenawi waxaana lagu wadaa inuu Wasiirka Waxbarashada Ismaaciil Buubaa u duulo magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopiawuxuuna casuumad ka helay Xukuumada Ethiopia wuxuuna hadda ku sugan yahay magaalada Dubai, dhanka kale Wakiilada Beesha Caalamkaee fadhigoodu yahaymagaalada Neyroobi ayaa Madaxda Dowladda Imbagathi wax ka weydiiyay qaabka loo bedelay Ismaaciil Max’uud Hurre (Buubaa) oo ahaa Wasiirkii Arrmaha dibadda Soomaaliya, Warar kale ayaa sheegaya inay socdaan heshiis hoosaadyo u dhexeeya Prof. Geedi & Mr. Buubaa, kuwaasoo ay soo diryaariyeen Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ka madaxbannaan dowladda arintaan ayaa sababa u noqon karta in markale dowlada lagu sameeyo isku sheendheyn iyada oo la doonayo in lagu dabaqo xurguftaan soo kala dhexgashey wasiirka iyo raiisal wasaaraha, Mr.Buubaa ayaa sheegaya in Tallaabada aanu qaadaynaa waxa weeyaan magaalada dejinteeda. dadkii magaalada ka qaxay in lagu soo celiyo, in dhaawaca gaaray dadka iyo magaalada wax laga qabto, hadday suuragal noqotana lagu qabto shirkii dib-u-heshiisiinta ahaa oo Soomaaliya isugu wada timaado, lagu wada arrinsado, wixii dulmi ahaa ee dhacay laga wadahadlo, sidii halkaa wax looga sii hagaajin lahaana laga wada hadlo, arrimahaas oo dhan baanu rajaynaynaa inay qabsoomaan. Waxaanu doonaynaa sidii wax loogu qaban lahaa magaalo madaxda iyo sidii dadka barakacay ee guryahoodii dumeen wax loogu qaban lahaa.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”