Page 1 of 2
Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 7:33 am
by Hiiraan boy
Waxaa magaalada Muqdisho Ka socda Dadaal lagu doonayo in lagu qanciyo Xaaji Muuse Suudi oo si aad ah uga xumaaday magacaabistii Maxamed dheere ee Guddoomiyaha & Duqa Magaalada Muqdisho.
Xaajiga ayaa aaminsan in magaalada muqdisho xaq u leedahay beesha uu ka soo jeedo, muqdisho ayaa inta la xasuusto Maamuladii soo maray wixii ka dambeeyey Maamulkii siyaad Barre waxaa loo magacaabayey beesha Xaajiga, taas ayaana dad badan oo muqdisho ku nool laga dareemayaa inay aad uga xumaadeen Magacaabista M/dheere,
Odayaasha dhaqanka ee beesha Abgaal ayaa wada dadaal lagu qancinayo Xaajiga oo taageeray howlgalkii Ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa dowladda ay ka wadeen magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Muuse Suudi ayaa kamid ahaa isaga iyo Max'ed Dheere hogaamiye kooxeedyadii ay ka adkaadeen Maxaakimta, waxaana uu ahaa Wasiirkii ganacsiga ee dowladda FS balse xilkaasi waa laga qaaday.
Muuse Suudi ayaa la sheegayaa in uu doonayo jago muhiim ah in uu ka qabto magaalada Muqdisho maadaama ay beeshiisu degto, hayeeshee R/Wasaaraha uu ka madax adeygayo in xil muhim ah uu u dhiibo.
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 7:38 am
by eyes-only
too late, wacbuudhan land has been officially taken over
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 7:52 am
by Xamud.
Whats Wacbudhaan?
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 8:29 am
by Somali-Transporter
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 9:27 am
by AbdiWahab252
SomaliTransporter

warya, make sure AbdiWaal gets a job. He is a good man

Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 9:54 am
by eyes-only
f* Cabdiwaal assassin, the poor excuse for a warlord
f* all warlords.
I just can't believe wacbuudhan have been left with nothing after all this.
f* the TFG
but I suspect a lot is about to happen .......they are going to buy back all the warlords with wasir posts.
next time everyone will be saying ... ee wasiirnimo xeey tahay?
Xamud, wacbuudhan is sub-clan of Abgaal Cismaan......Yalaxow is wacbuudhan
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:17 am
by AbdiWahab252
Eyes,
Leave AbdiWaal, he is a decent man & a credit to his qabiil
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:25 am
by eyes-only
credit?
he's a joke
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:26 am
by AbdiWahab252
I know Cabdi Waal, he is a class act.
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:31 am
by Ismahan445
"Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer"
WTF

What kind of men are they horta, kulaha ka carooday, sounds like a they are in some kind of a polygamy marriage. GOSH. Drama queens if you ask me.
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:34 am
by MIndi_Ku_Cadayde
Xaaji Muuse is waste and should not come back to somali politics. he is ignorant.he is powerless and he has no diplomacy..he is defeated for good..He has no weight in Mogadishu affairs. Mohamed dheere is a strong man who can reestablish peace and rule by the law in Mogadishu as he did in Jowhar.
Muuse is not as strong as mohamed dheere. None of them is educated but Mohamed dheere can implement things if the government plans for him; whereas Muuse can not even implement or enforce any thing.
In short Muuse Suudi was never successful in somali clan politics; cuz he is not diplomatic. his people are nomadic, bare feeted Daauud abgaals living on trees in ceel dheer areas. Mohamed dheere is an ex- military man and he is from Harti abgaal who are more educated and have more diplomatic and business ties with other somali clans...to name few Mr. Ali Mahdi is of Harti abgaal same as prime mInister Ali Mohamed Geedi.
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 10:42 am
by eyes-only
MIndi_Ku_Cadayde, you need to watch your mouth.
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 11:10 am
by Somali-Transporter
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 12:14 pm
by AbdiWahab252
Transporter,
AbdiWaal follows AbdiQeybdiid and is smarter for it
Re: Xaaji Muuse Suudi oo ka carooday Magacaabistii Maxamed Dheer
Posted: Wed May 02, 2007 2:52 pm
by kadarre
[quote="MIndi_Ku_Cadayde"]
In short Muuse Suudi was never successful in somali clan politics; cuz he is not diplomatic. his people are nomadic, bare feeted Daauud abgaals living on trees in ceel dheer areas. [/quote]
Wacbuudhan are the closer to Xamar than any other subclan. Kaaran is a well known district that is mainly inhabitated by Wacbuudhan specially Daud. Ceel Dheer doesn't even have that many Daud just a few.
M Dheere and Ali Gedi are exterminating their own Warsangeli for power. 40 Warsangeli were buried in a mass grave after the nine day battle.