Girls that chew with men , fuc.kin big turn off !!
This happened to me once, I was {in an undisclosed city somewhere in Nth America} invited by a girl for a qaad session. She was from the South and told me" Abo ani reer Jabuuti-ga waa jeclahay waa reer magaal, maanta qaad aan ku gadaa". I was like "Okay no problem, waxba kama qabo".We drove out together to this mareexaan guy that was selling the qaat and she brought back with her like 6 or 7 marduuf of miiro.We went back to her place and she already had meel la fadhiisto and shyte.Qaadkii aniga gacanta ku hayay , iyaduna qolkeeda ayay gashay then in the shower.Qaadkii oo dhan baan isku wada furay oo waan is wada hor dhigay thinking** Haa ...very good ... ha isii yara nasato markaan qaadka tufo ayaan ku jimicsan doona tani ee**
Anyway , TV-gaan shitay sii fiican baan isku balaadhiyay , si xunna waan u taqsiimay.
Saacad iyo badh ka dib , naagti aan is laha way hurdo tagtay ha isoo baxdo tii oo isa soo cadaraysay oo dahab na soo xidhatay.Ha isoo ag fadhiisato deetana kuteh
"Abo jaad-kayga intee gaysay, adi see waayee, hihihihi"
Weger, war ileen waxay ku maqnayd ba , dumarka walanweyntu qayilaadu waa uu xarrago
So I said "dee jaad-kaagi afkaan ku haya ee sidee la odhanaya, is maan lahayn waad cuntaa"
