Xassan-dheer, a Marexaan MP speaks on BBC.
http://www.bbc.co.uk/somali/somali_1800.ram
[start at 8 minutes]
Xassan Dheer talks about Kismayo!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Xassan Dheer talks about Kismayo!!!
The fockin guy even felt bad himself in saying he represents Kismaayo. Walaahay Mareexaan are not real politicians and I knew eating too much quule can have health hazards.
War aabahaa kuwasye maxaa Kismaayo kaa galay?
Do you know how many Absame lives were lost for that city? To really take it for good, you gotta shed so much blood.
War aabahaa kuwasye maxaa Kismaayo kaa galay?
Do you know how many Absame lives were lost for that city? To really take it for good, you gotta shed so much blood.
Re: Xassan Dheer talks about Kismayo!!!
hadaad MR wax la qaybsan wayday good luck w/ the MJs 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xassan Dheer talks about Kismayo!!!
Xassan Deer not Dheer, a reer Ahmed MP from Luuq. One of the most greatest Marehan men. 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xassan Dheer talks about Kismayo!!!
this is when he laughed at raxanweyn (and he was in baydhabo) when they said they would kick gen cali madoobe out for killin the raxanweyn mooryaan around baydhabo airport
.
.
.
.
.
.
Xildhibaan Xasan-Deer Oo Ka Jawaabay Hadallo Ka Soo Yeeray Masuuliyiin Ku Sugan Baydhabo
Oct 18,2006
by Baydhab-Gedo-NN
Xildhibaan Xasan-Deer oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda beesha SADE oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa si kulul ugu jawaabay hadalo ka soo yeeray qaar ka mid ah masuuliyiinta Digil iyo Mirifle oo weli taageersan hanjabaad uu qabqable Aadan Saransoor uu soo jeediyey taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya General Cali M Xasan Looyaan (Looyaan).
Xildhibaanka ayaa sheegay inay wax laga xumaado ay tahay in dad masuuliyiin sheeganaya ay u sacobo tumaan nin hogaamiye kooxeed ah oo asagu ku hanjabaya inuu ka saari karo in Gen.Cali Madoobe magaalada Baydhabo, taasina uu ku tilmaamay riyo aan wax ka soo qaad lahayn. Xildhibaanka ayaa waxaa kale uu sheegay inaysan habooneyn in hab qabiil oo bedelo, hadii loo bedelana ay cawaaqib xumadii ka timaado ay qaadi doonto ciddii ka dambeysa.
Xildhibaan Xasan Deer oo waxaa kale uu hadaladiisa ku daray inay dowladda looga dambeeyo wax kasta oo lagu xalin karo xiisad uu ku tilmaamay inay howl dowladda u taal oo aanan looga habaysanayn inuu nin hogaamiye kooxeed ahi uu handaado ugu jeediyo idaacadaha Muqdisho masuul ka tirsan dowladda. Xildhibaanku ayaa waxa kale uu soo dhoweeyey qaar ka mid ah xildhibaanada beesha Digil iyo Mirifle oo ku baaqay in arrintani loo daayo dowladda oo ay iminkaba gacanta ku hayso.
General Looyaan ayaa ku sugan xarunta taliska booliska dowladda kuna si habsima ahna u gudanaya howlahii ciidamada booliska soomaliya. Generaalka ayaa horay u sheegay inuusan ka tagayn magaalada Baydhabo uuna yahay taliyaha ciidamada Booliska soomaliya.
M Aadan Isaaq-Baydhabo-Gedo-NN

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 762 Views
-
Last post by snoop12
-
- 8 Replies
- 1029 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 61 Replies
- 6374 Views
-
Last post by quark
-
- 8 Replies
- 639 Views
-
Last post by sadaam's step dad.
-
- 20 Replies
- 1639 Views
-
Last post by kambuli.
-
- 29 Replies
- 4107 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 596 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 22 Replies
- 2246 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 2 Replies
- 746 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 541 Views
-
Last post by Mr Bill