Page 1 of 3

Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 9:51 am
by Karbaash_killa
Ciidamada Itoobiyaanka ee Muqdisho jooga oo Masaajidyo si bareer ah ugu saxarooday.

Muqdisho, May 02, 2007 (KarbashNews.com) — Ciidamada cadowga ah ee Itoobiyaanka oo dalka usoo horseeday dhiigya cabka Oday Cabdulaahi Yuusuf Yeey isla markaana qabsaday goobo Muqdisho kamid ah ayaa ku saxarooday si bareer ah dhowr Masjid.

Masjidka ku yaala Isgooyska Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa dadweyne halkaasi tagay soo sheegeen inay arkeen masaajidka oo dhamaantiis ay ku saxaroodeen ciidamada Itoobiyaanka iyadoo masaajidka aan loo dhawaan garin maadaama uu kasoo urayo saxarada ciidamada Itoobiyaanka oo aad u ureyso.

Kasoo horjeedka stadium Muqdisho oo ku yaal Masjid weyn ayaa isna la sheegay inuu kamid yahay kuwa ay ku saxaroodeen gudahiisa gaar ahaan goobta Imaamta uu istaago ciidamada Itoobiyaanka.

Masaajidka ay ku saxaroodeen cadowga ciidamada Itoobiyaanka oo aad u fara badan ayaa waxaa kamid ah Masjidka Cali Mahdi oo u dhow agagaarka hotel Towfiiq iyo Masjidka uu dhisay Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan ee ku yaal hotel Ramadaan.

Ciidamada Cadowga ayaa arintaan si kas ah u geysanaya iyagoo doonaya inay wax ugu dhimaan diinta Islaamka balse arrintaasi waxa ay noqon doontaa mid la iskaga dawa imaan doono.

Xoogaga Muqdisho kacdoonka ka wada ayaa ku dhaartay inaysan arintaasi ka aamusi doonin oo falal is qarxin ah oo qasaaro xoogan u geysta ciidamada Itoobiyaanka sameyn doonaan.

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:14 am
by Hiiraan boy
Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad Evil or Very Mad

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:15 am
by adanboy
Waxaa ka masuul ah muratadiinta keenay cadawga

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:16 am
by Ismahan445
They're gonna burn in hell, somehow I'm not suprised they will go this low.

Twisted Evil Twisted Evil Twisted Evil Twisted Evil Twisted Evil


Somalia somalia up

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:19 am
by Ina Baxar
I dunno why Karbaashnews doesn't sound too reliable as far as I'm concerned.

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:21 am
by adanboy
I have red this before somewhere also..

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:23 am
by Ismahan445
loooooooooooool@ ina baxar, he pulled a Abdiwahab on us. I didnt even pay attention to the source.

KK,

Waryaa, how dare you?, this is wrong!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Sagajaan waxiid

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:33 am
by Ina Baxar
Ma aragtay Ismahan , hoos baa laysku gu ridaya meeshan , always check the source Laughing

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:34 am
by Unclebin-
KarbaashNews

This guy is creative

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:37 am
by Ismahan445
[quote="Unclebin-"]KarbaashNews

This guy is creative[/quote]

Its the Sacad genes dhabayaco boi. Cool


Ina Baxar,

I know, I really bought it too, It just sounded like something they would really do though. Laughing

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:39 am
by Unclebin-
^ he probably has an cumar maxamuud forefather. Sacad are only good at shooting each other.

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:48 am
by Ismahan445
dhabayaco Boi,

You're sounding like DowladSade now,It must be a Darood thing markaa, to always claim that smart people( Sacad in this case) have a MJ or MR bloodline. War soco, dont try to squise in where you dont fit. Rolling Eyes Rolling Eyes

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:50 am
by eyes-only
Ilaahey maheey ka kaadiyaan haka gooyo

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:52 am
by Unclebin-
[quote="Ismahan445"]dhabayaco Boi,

You're sounding like DowladSade now,It must be a Darood thing markaa, to always claim that smart people( Sacad in this case) have a MJ or MR bloodline. War soco, dont try to squise in where you dont fit. Rolling Eyes Rolling Eyes[/quote]


It's true though.

Re: Breaking News...A Number of Mosques get Urinated up on in xa

Posted: Thu May 03, 2007 10:59 am
by NoAngst.
Laughing Laughing @ Karbaashnews?