loooooooooooooooooooool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Idaacada Codka beesha Cabdilahi Yusuf ee Toronta ayaa raatibtay oday lagu magacaabo Xiinfaniin oo 70 sano jir ah odaygaas oo astaan ahaan mettela codadka odayaasha Goboladda Mudug iyo Galgaduud.
Idaacadda ayaa marka ay hawada soo gasho waxay ku daah furtaa inay wareeysi la yeelatay Afhayeenka beelaha Hawiye Axmed Diiriye dabadeedna nin dhawaan fadeexad fara xumeeyna wajahday oo lagu magacaabo Maxamed Dahir kuna heyb ah Cabdilahi Yusuf iyo Ayaan Xersi Magan ayaa khadka soo geliya adeerkii Xiinfaniin,taas oo xishood daro iyo wax laga yaqyaqsooday noqotay kadib markii uu Oday Xiinfaniin sheekadiisa ku daah furay adeer ma iga duubee mise,Maxamed Dahir oo riwaayad inuu jilaya aad moodana ugu jawaabay hadii aad rabto waan kaa duubayaa!!
70 jirka Reer Mahad ee matalayay Codka Axmed Diiriye ayaa dhowr mar qunfacay ,wuxuuna dacaayadiisa ku bilaabay†Adeer maalmahaanba waan xanuunsanaa ,dhiigii baa igu karay,meelbaa la iga soo qaaday,inaan baarleeys noqdaan ku sigtay,hadana gurigaan iska jiifaa oo iska aalaa†hadalkaas ayaa ahaa mid ay ka yaqyaqsoodeen Jaaliyadda Soomaalida ee Toronto marka laga reebo tiradda yar ee Reer Mahad kuna nool Magaaladaas.
Afhayeenka beelaha Hawiye oo warkaas la gaarsiiyay ayaa la soo xiriiray Waagacusub ,wuxuuna hadalkiisa ku daah furay†waxaan maqlay in oday la yiraa Xiinfaniin oo 70 jir ah uu sanka qabsado oo codkeeyga matalo,laakiin waxaan oran lahaa,ha karaami seegina habaar leeygu kari waaye,waxba ha is dhibana ,oday xiinfaniina ha cibaadeeysto,laga caqli iyo cilmi badaneâ€
Idaacadda Codka Beesha Cabdilahi Yusuf ee Toronta ayaa noqotay Makarafoon laga dacaayadeeyo Siyaasiyiinta,aqoonyahanada iyo waxgaradka Beelaha Hawiye,waxaase jawigii oo dhan bedelay maamulaha Idaacadaas oo lagu qabtay isagoo fara xumeeynayo gabadh 4 jir ah oo uu dhalay nin ay Saaxiib yihiin.
Beesha uu ka dhashay Cabdilahi Yusuf oo astaan u ah is qaad qaadka iyo dacaayadaha ayaa jab xoogan kala kulmay Muqdisho,Cadaado iyo Kismayo iyadoo taariikhdana ay noqdeen kuwii ugu horeeyay ee lagu jiidjiiday wadooyinka lagana furtay wixii ay heysteen taas oo muujineeyso heerka ay ka joogaan dhinaca dagaalka iyo geesinimada Ayaan Xersi Magan oo ah gabadh ridoowday oo ku hayb ah Cabdilahi Yusuf ayaa noqotay gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horeeysay ee sheegata inay tahay kirishtan sidoo kalana aflagaadeeysa Rasuulkeena Suuban NNKH ,sidoo kalana Guurre Ibraahim Uunlaaye oo ah Wiil ku hayb ah Cabdilahi Yusuf ayaa noqday Wiilkii Soomaaliyeed ee markii ugu horeeysay taariikhda sawirkiisa ku faafiyay Webka World Guys isagoo sheeganaya inuu yahay Gudoomiyaha ururka qaniisiinta Soomaaliyeed.
Mohamed Hassan Omar,mohhassan@hotmail.com,Toronto

Re: loooooooooooooooooooool

Ala maxeey is ceebeeyeen....
- Madmadoobe
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1892
- Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am
Re: loooooooooooooooooooool
Eyes only can you summarise it for us in english please so we can all laugh together?
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: loooooooooooooooooooool
Dayum these people really do hate each other.
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: loooooooooooooooooooool
Can you guys stop posting Waaga Cusub 

Re: loooooooooooooooooooool
Madmadoobe, basically some mj radio in Toronto was allegedly reporting fake interviews which they claimed they had with the speaker for the hawiye elders,.....it turned out they were using a 70 year old man to do the speaker's voice....
If that was a comedy show like Dead Ringers, it would have been funny, but this was actually a news programme.... They were falsifying news and interviews....walaahi that is sad....
what is funny is the clan twist in all this....
COSTA, why not?

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: loooooooooooooooooooool
waagacusub

- Naaima
- SomaliNet Super
- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: loooooooooooooooooooool
Salam alaikum
Xaajiga magac maskiin kama aha ..xiinfaniin

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: loooooooooooooooooooool
Viva Dahir Calasow.. They have the most fair and reliable somali news on the net..
- Madmadoobe
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1892
- Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am
Re: loooooooooooooooooooool
"Madmadoobe, basically some mj radio in Toronto was allegedly reporting fake interviews which they claimed they had with the speaker for the hawiye elders,.....it turned out they were using a 70 year old man to do the speaker's voice....
If that was a comedy show like Dead Ringers, it would have been funny, but this was actually a news programme.... They were falsifying news and interviews....walaahi that is sad....
what is funny is the clan twist in all this...."
, this is fukcing hilerious, I hope your not making it up eyes only.
dawladsade cammon man dis is some funny shitt loooooooooool@the 70 year old mj actor
If that was a comedy show like Dead Ringers, it would have been funny, but this was actually a news programme.... They were falsifying news and interviews....walaahi that is sad....
what is funny is the clan twist in all this...."

dawladsade cammon man dis is some funny shitt loooooooooool@the 70 year old mj actor
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: loooooooooooooooooooool
Eyes,
Dahir Calasow should be awarded a medal on his expose stories from the Jelle one to this

[quote="Madmadoobe"]"
If that was a comedy show like Dead Ringers, it would have been funny, but this was actually a news programme.... They were falsifying news and interviews....walaahi that is sad....
what is funny is the clan twist in all this...."[/quote]
This story is nothing more than shock-radio-jokey-comedy....you can also hear it play it out at Paltalk circles.

[quote="AbdiWahab252"]Eyes,
Dahir Calasow should be awarded a medal on his expose stories from the Jelle one to this
[/quote]

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 114 Views
-
Last post by Dirty_Goodz
-
- 15 Replies
- 822 Views
-
Last post by Qaarxiye
-
- 5 Replies
- 322 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 318 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 1 Replies
- 209 Views
-
Last post by miss_sweets
-
- 0 Replies
- 155 Views
-
Last post by e!
-
- 3 Replies
- 368 Views
-
Last post by Kukri