Xaflad hubkooda ay ku wareejinayeen 151 shirkadood oo
ka dhacday xarunta taliska guud ee ciidanka boliska somaliyeed.
(Radio WidhWidh Muqdisho}03.5-7 Xafladaan hubkooda ay ku wreejinayeen inta badan shirkadaha ka howlgalamagaalada muqdisho ayaa waxaa ka so qeyb galay mas.uuliyiinta dowlada oo uu ka mid ayahay wasiirku xigeenka gaashaandhiga salad cali jeeleDaawo Sawirada Xaflada Muqdisho
hubkaan ayaa lagu wareejiyrey gudi ay dowladu u xilsaartey taliyaha ookala ahaa taliyaha ciidanka booliska somaliyeed janaraal cabdi xasan cawaale ( qeybdiid ) taliyaha ciidankla xooga dalka somaliyeed sareeye gaas cabdulaahi cali cumar , taliyaha ciidanka AMISOM ee ka howl gala somaliya corney bitter , gudoomiyaha midowga ganacsatada gobolka banadir cabdikariin gabayre ,iyo afhayeenka ganacsatada gobolka banadir
Janaraal cabdi xasan cawaale ( qeybdiid ) oo ka hadlayey la wareegida hubka ayaa ugu horeyntii ka sheekeeyey dhibaatada uu leeyahay hubku isaga oo ku dheeraaday in aan nabad galyo laheli Karin hadii hub la wada heysto wuxuuna intaa ku daray isaga oo hadalkiisa sii wata waxaan heynaa liiska ay ka kooban yihiin hubka iyo shrkadaha oouu ku sheegay in ay dhan yihiin 151 shirkadood oo ay leeyihiin ganacsato somaliyeed meesha la dhigayo iyocida loo dhiibayo waan isla wada ogaan doonaa ayuu yiri cabdi xasan cawaale (qeyb diid) wuxuuna ugu danbeytii ka mahad celiyey hubkii lagu wareejiyey isaga oo yiri waxaa xaaraan ah in hub qof laga qaday qof kale la siiyo.
Sidoo kale waxaa ka hadlay xafladaas gudoomiyaha ganacsatada gobolka nabadir wuxuuna sheegay in ay raali ka yihiin hubkan ay dhiibeen cid soo qasabteyna aysan jirin wuxuuna sheegay in ay manta kaliye ku ekaankarin hub wareejintu ayna socon doonto inta uu huubku ka baxayo gacmaha dadka rayidka ah ,
Shirkadaha ugu hubka badnaa inta la keenay waxaa ugu horeysay shirkada isgaarsiinta ee hormuud oo iyadu soo bandhigtey hubkii ugu badnaa oo ka koobnaa 121 qori gacmeey iyo hub yaryar waxaana ku jira laba qori oo suu ah iyo 3 dhashiike oo ay la socdaan gaaridii ay ku rakibnaayeen wuxuuna ii sheegay Faysan Xasan Keyd iyo suldaan cabdi ceeriin Oo ma mid Ahaa Mas.uuliyiintii U Qaabilsanaaa Shrkada Hormuud Xaga Hub Wareejinta sidookale shirkada manta hubkooda soo wareejiyey ayaa waxaa ka mid ahaa shiorkada talacom somaliya ,shirkada isgaarsiinta ee nation link iyo shirkada xawaalada ee amal
Arintaa hubka lagu wareejinayo dowlada ayaqa waxey ka danbeysay heshiis ay wada gaareen gudiga ganacsatada gobolka banadir iyo dowlada fadarrqalka KMG somaliyeed oo mudo loo qabtey ay dhamaatey tas oo ehdy in hubka ay ku soo wareejiyaan mudo 36 saacadood ah
illaali Xuquuda Sawirada Radio WidhWidh Online
S/Q Muuse Maxamuud Jiisow
Muuse Maxamuud Jiisow News WidhWidh Online
XAFLAD HUBKOODA AY KU WAREEJINAYEEN 151 SHIRKADOOD OO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 379 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 0 Replies
- 352 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by sheldibow
-
- 7 Replies
- 538 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 20 Replies
- 1182 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 581 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 476 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 39 Replies
- 2050 Views
-
Last post by Mondey
-
- 8 Replies
- 1224 Views
-
Last post by waryaa