Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Aaabul ciidan oo coogan laga wado gobolka GEDO.
Allgedo, News, Jimce, May 4, 2007
Muqdisho, Somalia - Abaabul ciidan oo aad u xoogan ayaa ka soconayo Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo taasoo la doonayo in ciidamo loogu diro Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose halkaasi oo ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo u dhexeysa labo beelood oo halaasi wada dega.
Abaabulkan ciidan oo si wayn looga dareeemayo Magaalda Baardheere ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in looga goleeyahay sidii ciidamo loogu diri lahaa magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyo beeleedyo. Ilo xog ogaal ah oo ku sugan magaalda Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa Allgedo u xaqiijiyay in saraakiil sar sare ay halkaasi ka wadaan aruurin ciidan kuwaasoo ay ku doonayaan in ay u diraan magaalada Kismaayo si loo xoojiyo ciidmada hgalkaasi ku sugan.
Ciidamadaasi ayaa waxaa hormuud ka ah Saraakill sar sare oo si wayn looga yaqaano magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo iyo guud ahaan dalka Soomaaliya kuwaasoo ay ka mid yihiim Col. Warfaa Sheekh Aadan Faroole, C/Samad C/laahi, Col Ibraahin Aadan Khaliif (Alam), Maxmed Bakoow, iyo Saraakiil kale.
Arintan ciidan aruurinta ah ee ka socota gobolka Gedo ayaa ku soo beegmayso kaddib markii uu fashilmay dadaaladii nabadeed ee uu waday Wasiirka Arimaha Gudaha iyo wafdigii uu hogaaminaayay oo haatan dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Yaxye C/Risaaq Soofe - Xafiiska Allgedo ee Muqdisho.

Last edited by DawladSade on Fri May 04, 2007 1:59 pm, edited 1 time in total.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Aaabul ciidan oo coogan laga wado gobolka GEDO.
Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidamada Gobolka GEDO Oo Sheegay Inay Ciidamo U Dirayaan Magaalada Kismaayo
May 04,2007
by Baardheere-GEDO-NN
Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Gobolka Gedo, kuwooda ku sugan Degmada Baardheere ayaa markii ugu horeysay daboolka ka qaadey in Boqolaal maleeshiyo ah ay u dirayaan magaalada Kismaayo si ay ugu biiraan ciidamada DKMG ah ee ku sugan Kismaayo,isla markaana ay ugu qeyb qaatan howlaha difaaca magaaladaasi oo laga cabsi qabo inuu dagaal ka dhaco.
hadalkani ayaa saraakiishan oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 23 qof ayaa ka dambeeyey, ka dib markii la soo gabagabeeyey kulan saraakiishaasi ay ku lahaayeen degmada Baardheere,kaasi oo loogaga hadlayey xiisadaha colaadeed ee ka soo cusboonaadey Gobolada Jubbooyinka sida uu Gedonet u sheegay Col.Warfa Sheekh Aden (Faroole) oo ah Madaxa howlgelinta Ciidamada Gobolka Gedo.
Col.Warfaa ayaa intaasi ku darey inay soo dhameystireen qeybtii hore ee ciidamo ay u diri lahaayeen magaalada kismaayo,waa waajib ayuu yiri inaan wax ka difacno magaalada Kismaayo oo duulaan ay ku soo yihiin xubno ka tirsan Maamulkii Gobolkaasi iyo saraakiil ciidan,kuwaasi oo diidey waan waantii nabadeed ee dowladu ay wadey,taasi bedelkeedana gacanta kula jira waxa uu ku tilmaamay Abaabul ciidan oo ku wajahan kismaayo,isagoo dhinaca kalena ka digay cawaaqibka uu la imaan karo dagaal ka qarxa magaalada Kismaayo inuu saameyn ku yeelan karo nabada guud ee Soomaaliya.
Si kastaba ha ahaatee xaaladahan colaadeed ee iminka ka soo cusboonaadey magaalada kismaayo ayaa laga cabsi qabaa in halkaasi uu ka qarxo dagaal lagu hoobto oo sababa dhimasho,dhaawac,barakac iyo burburhantiyeed,iyadoo xaaladahani ay ku soo beegmayaan xilli nabadii la wadey lagu guuldareystey.
A C Saalixi=GEDO-NN-Baardheere

-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Thought you were gone for good?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Aaabul ciidan oo coogan laga wado gobolka GEDO.
Miyaan lagu musaafurin adiga, maxa weli meesha ku dhigay....?
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Aaabul ciidan oo coogan laga wado gobolka GEDO.
Dawlad,
Sheekada ii soo gaabi yoo..Are they with the TFG and Xabashis or against it?

Last edited by Dhaga Bacayl on Fri May 04, 2007 2:01 pm, edited 1 time in total.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Dowlad-Doqon;
How are they gonna get to Kismaayo? I guess you didn't see my previous post!

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Where is Barre Hiiraale ?
I heard he approved this operation to liberate Kismayo.
I heard he approved this operation to liberate Kismayo.
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Barre Hiraale enojies three meals daily under the watchful eye of eelaay prison guards in baidoa.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
dhagabacayl afbiijo hartidi dhan joogtay xamar he sent them to kismaayo with technicals..kuwan iyo kuwa afgadud la jogo buu rabaa hal mar weerar ku qaadan kismaayo becuz the XABASHI said no there are no terrorists there and we see no reason to fight in kismaayo it is a problem in the government (marehan talked to the xabashi long time ago and told them about the tribal beef
)
marka dee in kastoo kuweena jogo kismaayo waxa dhan isa soo biirsaday iyo macaa ogaadeen magaca kablalax xeryaha qaxootiga laga soo kiciyey ka adagyihiin we are not taking chances, its better to be safe then sorry.
guhaad, cagdheer must be something to you, how the hell did we ALWAYS used to pass through, real cagdheer there know to be quit or new marehan immigrants from mudug and hawd will be siting in their tuulos a week later
at the end of the day guhaad, remember harti is on vacation here but it is you and i who will be living with each other forever in jubooyinka

Last edited by DawladSade on Fri May 04, 2007 2:08 pm, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Dowlo:
Where is BArre Hiiraale & why is he quiet ???
Where is BArre Hiiraale & why is he quiet ???
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Abdihutu, Barre Hiiraale never supported Xabashi and never wanted them even in dagaalki bu'aale even against pakistanki iyo oromadi la watay he went alone by himself but right now Meles Zenewi is the president of somalia, he can't fight ethiopia but he sure as hell wont support them or lick their ass like all of you, he is in baydhabo as WASIIRKA GAASHAANDHIG taking his parliament stipend AND ministerial stipend given to him by the UNDP..as soon as xabashi live, you will see him as the first to speak 
how do you make 10,000 dollars a month justin sittin there and afbiijo can't do anything cuz the title belongs to marehan, he asked him twice to come to xamar but both times he refused

Last edited by DawladSade on Fri May 04, 2007 2:12 pm, edited 1 time in total.
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Translation: BARRE IS BEING ASS FUKKED BY EELAAY IN BAIDOA. 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
unclebintigre cali madoobe was chillin baydhabo even after sending dozen elay away from this world, who do you think barre comes from when eelay will look at a marehan person, they know 1992 shit will happen again that happened when they supported caydiid and caydiid was pushed all the way back to afgooye and it was just them and us 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
[quote="DawladSade"]Abdihutu, Barre Hiiraale never supported Xabashi and never wanted them
even in dagaalki bu'aale even against pakistanki iyo oromadi la watay
he went alone by himself but right now Meles Zenewi is the president of
somalia, he can't fight ethiopia but he sure as hell wont support them
or lick their ass like all of you, he is in baydhabo as WASIIRKA
GAASHAANDHIG taking his parliament stipend AND ministerial stipend
given to him by the UNDP..as soon as xabashi live, you will see him as
the first to speak
how do you make 10,000 dollars a month
justin sittin there and afbiijo can't do anything cuz the title belongs
to marehan, he asked him twice to come to xamar but both times he
refused
[/quote]
DOLWADILKOYAAR......
In other words, he is a PRISONER
The man who defeated the Harti Armies using Walalaha Galgaduud is now a prisoner of their's

even in dagaalki bu'aale even against pakistanki iyo oromadi la watay
he went alone by himself but right now Meles Zenewi is the president of
somalia, he can't fight ethiopia but he sure as hell wont support them
or lick their ass like all of you, he is in baydhabo as WASIIRKA
GAASHAANDHIG taking his parliament stipend AND ministerial stipend
given to him by the UNDP..as soon as xabashi live, you will see him as
the first to speak
how do you make 10,000 dollars a month
justin sittin there and afbiijo can't do anything cuz the title belongs
to marehan, he asked him twice to come to xamar but both times he
refused
DOLWADILKOYAAR......
In other words, he is a PRISONER
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Aaabul ciidan oo xoogan laga wado gobolka GEDO.
Dude Abdullahi quelled the situation. The eelaay wanted every marehan in the town evicted.
You speak as if ali madoobe has power. The man was stripped of his position and is now in tanzania with his ilmo adeer the swahili

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 711 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 5 Replies
- 765 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 1 Replies
- 362 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 6 Replies
- 714 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 2 Replies
- 8289 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 0 Replies
- 399 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 786 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 16 Replies
- 9224 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 0 Replies
- 1046 Views
-
Last post by Hiiraan boy