Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaara Kismaayo ayaa waxay sheegayaan inay socdaan abaabulo colaadeed oo ay labadii dhinac ee horay ugu dagaalamay Kismaayo ka wadaan gudaha iyo duleed Magaaladaas, kadib markii Gurmad laga diray magaalada Muqdisho uu gaarya buulo gaduud oo 35-Km u jirta magaalada Kismaayo..
Wararkaan ayaa waxay sheegayaan in Deegaannada Buulo-guduud iyo Madhamaato ay gaareen Maleeshiyaad uu horkacaayo Saciid Dheere Madaxa Maleeshiyaadka Puntland ee Muqdisho kaasoo wata ilaa 25 gaadiidka Dagaalka ah iyo tiro ku dhowaad 300 oo maleeshiyaad ah, waxeyna ku biireen kuwii horey fariisin uga dhigta tuulada Buulo gaduud, iyagoo sahakoodu uu ku dhowaado tuulada ma-dhamaato oo 10 -Km u jirta magaalada Kismaayo, waxey durbadiiba bilaabeen abaabulo dagaal oo laga cabsi qabo inay mar kale ka qarxaan duleedka Kismaayo iyo gudaheeda, Col.C/laahi Yuusuf ayaa ku hungoobay inuu taageero kaga helo Ciidamada Ethiopia dagaalka Kismaayo ayaa sheegay in maleeshiyadiisa ay ku filan tahay balse ay Ciidamada Ethiopia ay ku taakuleyeen saadka iyo Sahayda, Dhanka kale maleeshiyaadka Degmada gacanta ugu jirta -Sade- ayaa iyagana dhankooda ka wada abaabul xoogan oo isku diyaarinayaan iska caabinta dagaalka ay soo wada qaadeen Maleeshiyaadka ka soo jeeda Beesha Kablalax ee hogaamiyaha u yahay Col.C/laahi Yuusuf.
Kismaayo Oo Qarka U Saaran Gacan Ka-Hadal -Sade Vs Kablalax-
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Kismaayo Oo Qarka U Saaran Gacan Ka-Hadal -Sade Vs Kablalax-
Warya its a war btw Majerteen and Sade.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1099 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 9 Replies
- 487 Views
-
Last post by COSTA
-
- 9 Replies
- 1006 Views
-
Last post by Slick44
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 470 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 179 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 632 Views
-
Last post by FarhanYare