BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Post by Hiiraan boy »

Col. Jookar “Lama hurayo inaan Kismaayo weerarno kana saarno kooxda xagjirka ah ee qabsatay kana timid illaa Muqdisho”


Sarkaal sare oo ka tirsan horjoogayaasha ciidamadii laga saaray magaalada Kismaayo laguna magacaabo Col. C/nuur Jaamac Jookar ayaa ka dhawaajiyay in arrinta gacan ku heynta magaalada Kismaayo ay tahay mid dagaal ma hurto ah isla markaana ay doonayaan inay xoog u adeegsadaan qolo uu ku sheegay xagjir ku xiran argagixisada oo uu sheegay inay haatan gacanta ku hayaan.

“Anagu Kismaayo waan sheegnay ma imaaneyno inta ay ku sugan yihiin qolyaha xagjirka ah ee ka soo duulay illaa magaalada Muqdisho, waxaana ku soo laabaneynaa inagoo weerar ah oo dooneyna inaan ka xoreyno qolyahaasi” ayuu yiri sarkaalkan oo sheegay inuu hogaamiyo guuto ka tirsan ciidamada dowladda.

Sidoo kale, sarkaalkan wuxuu gaashaanka ku dhuftay inay wax wadahadal ah la geli doonaan qolyaha la wareegay gacan ku heynta Kismaayo isagoo sheegay in aysan wadahadal munaasib ku aheyn “Lama hadleyno, maxaa yeelay dowladda ayaan wakiil ka nahay iyaguna waxay ku socdaan qaab qabiil iyo kooxo xagjir ah, munaasibna maahan in dowladdu ay la hadasho koox mabda’ qabiil ku socota” ayuu si kulul u yiri sarkaalkan.

Arrintan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli xubno uu horkacayay wasiirka arrimaha gudaha Max’ed Maxamuud Guuleed Gacmodheere ay todobaad ku sugnaayeen magaalada Kismaayo halkaasoo ay u tageen dhex dhexaadin, waxayna ugu dambeyntii sheegeen in ay ku guuleysteen inay dhameeyaan khilaafkaas, inkastoo aysan waxba ka soo naasa cadaan.

Garaad Salaad Xirsi
garaadcadde@hotmail.com
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Post by Ugaas Diini »

[quote]inkastoo aysan waxba ka soo naasa cadaan.
[/quote]

Looool@ Ka soo naasa cadaan. WTF! Laughing
e!
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2735
Joined: Mon Jan 08, 2007 2:44 pm

Re: BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Post by e! »

ViVa Majeertenia
ViVa Ogadenia
ViVa Puntland
ViVa Ismail Saleeban
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Post by DawladSade »

kuwaan hadal kama dhamaado? Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS ogaden says were gonna attack kismaayo with mj

Post by new-york23 »

whats new?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”