Qarax xoogan oo ka dhacay wadada Aadan Cadde ee Muqdisho
Click here to find shabelle news in english
Mogadishu 07, May.07 ( Sh.M.Network) Qarax xoogan ayaa ka dhacay agagaarka Wadada Cago dhiig ee ku dhow xarunta villa Somalia, iyadoo qaraxaasi markii uu dhacay ka dib la maqlay rasaas xoogan.
Qaraxaan oo ahaa mid sawaxankiisa gil gilay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo H/wadaag ayaa waxa uu ka dhashay miino dhulka lagu aasay oo lala beegsaday gaari ay leeyihiin ciidamada Booliska oo nuuciisu ahaa Toyoto.
Qaraxaan oo ka dhacay wadada Aadan Cadde ee tagta xarunta Villa Somalia ayaa markii uu dhacay waxaa laga maqlay halkaasi rasaas xoogan oo ay fureen ciidamada dowladda sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Ilaa 5 ruux oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa laga bixiyay gaariga lala beegsaday qaraxa sida ay shabelle u sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Qaraxaan ayaa waxa uu ka haleelay gaariga qeybta hore sida uu sheegay wariye ka tirsan shabelle oo halkaasi gaaray marka qaraxa uu dhacay ka dib.
Qaraxaan ayaa inta uusan dhicin ka hor waxaa wadadaasi maray kolonyo ay wateen ciidamada Uganda.
Ma jiro wali wax war ah oo ka soo baxay dowladda KMG ah ee Somalia oo ku aadan qaraxaan.
Waa qarixii labaad ee ka dhaca caasimadda Somalia, tan iyo markii ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay dhowaan la wareegeen caasimadda Somalia ee Muqdisho.
Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net
Click here to find shabelle news in english
Axmed Cumar Saalixi
Shabelle Media Network Gedo
E-mail us: info@shabelle.net
BREAKING NEWS Qarax xoogan oo ka dhacay wadada Aadan Cadde e
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 21 Replies
- 1784 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 2 Replies
- 631 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 483 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 17 Replies
- 63 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 555 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 423 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 14 Replies
- 932 Views
-
Last post by LaY-D_LicK