Las anood raises the SOMALILAND flag
Posted: Mon May 07, 2007 6:55 am
Somaliland oo Astaamaheeda Iyo Calamadeeda Ka Taagtay Qaybo Kamid Ah G/Sool
(Laascaanood}7.05-07
Gudaha Magaalda Laascaanood iyo qaar kamid ah deegaanada ku horeeraysan ayaa lagu arkayay todobaad yadii ugu danbeysay kooxo dhalin yaro ah oo astaamaha iyo calamada maamulka isku magacaabay somaliland ka sudhay...................................
maamulka isku magacaabay somaliland ee ka arimiya magaalada hargeisa ayaa siweyn u bedelay siyaasadiisii ku aadanayd dhanka dagaalka kadib guul darooyin badan oo kala soo gudboonaatay dagaalo ay lagaleen ciidamda daraawiishta Puntland.
somaliland ayaa ku bedeshay siyaasadii hore ee ay ku guuldaraysatay ee ahayd inay dagaal ku qabsato gobolada Daraawiishta ayaa haatan latimi siyaasad cusub oo ah in astaamaheeda lagu arko gobolka sool
Kooxo Dhalin yaro ah oo dhanka maamulka isku magacaabay somaliland u jibaysan ayaa todobaad yadii ugu danbeeyay kawaday magaalada laascaanood inay suuqyada ku daadiyaan calamo iyo astaamo looga soo dhiibay dhanka magalada hargeysa.
Saaka ayaa Calan u eg kan maamulka labaxay somaliland ee sadaxda bidableh lagu arkay qaybo kamid ah gobolka sool iyadoo dhowr meelood laga sudhay magaalada lascaanood,
Arintaan ayaa hadaba waxaa cadho ka muujiyay dadweyne aad u fara badan oo halkaasi isugu soo baxay deetana jeex jeexay calankii oo ay ka soo dajiyeen halkii uu sudhnaa.
arintan ayaa timi Kadib markii madaxweyne ku xigeenka maamulka isugu magacdaray somaliland uu yimi magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag isla markaana shirar kala duwan la yeeshay odoyaasha dhaqanka ee gobolka sanaag ayaa waxay uga digeen in dagaal uu dib ugu soo qaado gobaladii kalhore laga eryay.
Ilaa iyo Iminka lama yaqaan dadkii ka dambeeyay in calankaasi la sudho, iyadoo saraakiil u hadashay ciidanka puntland ay haatan ku daba jiraan cida ka danbeysay arintan.
maaha oo kaliya Laascaanood meelaha laga sudhay calanka somaliland, jimcihii todobaadkan bay ahayd markii deegaanka Canjiid laga taagay calanka sadaxda rinji leh walow isla markiiba ay ciidamada Daraawiishtu ay ka dajiyeen