Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Warar ka imaanaya deegaanka Guriceel ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan Degmadaasi ay ka dhaceen dagaalo beeloodyo udhaxeeya labo beelood oo wada gobalka galguduud.
Dagaalkan ayaa wuxuu galay maalintii sadexaad waxaana lasheegay in uu gaystay khasaarooyin kala duwan,oo iskugu jira dhimaso, dhaawac iyo burbur hantiyeed.
Magaalada Guriceel waxaa ka socda waan waan ay wadaan waxgaradka ay ka soo kala jeedaan labada maleeshiyo beeleed ee dagaalku udhaxeeyo waxaana lugu waramay in odayaasha waan waan ay wadeen ay burburtay shalay galin kii danbe markii dagaalo kadis ah bilowdeen.
Dagaaladan ayaa waxaa lasheegay in ay salka ku hayaan aano qabiil ayadoo dagaalkan uu daba joogo nin la dilay bishii March ee sannadkan qorigii uu wateyna laga qaatay ayna ka qaateen kooxihi dilka geystay.
Gobalka galguduud oo dhan ayaa lasheegayaa in ay haatan ka socdaan qeybo ka mid qabanqaabada kala dhexgalida labada dhinaca ee dagaalamaysa maalintii sadexaad.
khasaaraha ay dagaaladu geysteen ayaa ilaa iyo hada la ogeyn waxaana lasheegay dad dhawaac oo ka tirsan dhinaca-yada hardamaya la soo gaarsiiyay cusbitaalka guud ee magaalada Guriceel galguduud.
Abdulkadir M. Geylan

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Just little gun shoot battle.! and it's over..!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
14 duduble dead and 17 ceyr dead.
total of 43 injured sent to the hospital for dhawaac
total of 43 injured sent to the hospital for dhawaac
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Dhabacyo- Propaganda

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Waxaa weli ka socda deegaanno ku dhow Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galguduud dagaalo beeleed halkaas ka qarxay dhawaan, waxaana dagaalladaan ay yihiin kuwo salka ku haya aanooyin beeleed iyo dhul daaqsin ah.
Wararka aan ka helayno Degmada Guri-ceel ee Gobolka G/guduud ayaa waxay sheegayaan in dagaalladaas ay u dhexeeyaan beelaha Cayr iyo Duduble ayna yihiin dagaallo aad u qaraar oo aan illaa iyo hadda wax xal ah laga gaarin.
Cuqaasha iyo waxgaradka labadaas beelood ka soo jeeda oo la sheegay inay wadeen waanwaanno lagu daminayo colaadda ayaanay weli wax natiijo ah ka gaarin waawaantoodii, waxay sheegeen inay sii wadayaan waawaanta.
Dagaalladaan oo si xowli ah uga socda deegaanna daas ayaa waxay wararku sheegayaan inay daba socdaan nin la dilay bishii Marso ee sanadkaan oo qori laga qaatay, waxaana sidoo kale wararku ay sheegayaan in utintaas ay soo labaysay iyadoo ay isku qabteen labada beelood ceel biyood iyo dhul daaqin ah oo ay labada dhinac midba dhankeeda u sheeganayso.
Guri-ceel ayaa waxaa la sheegayaa inay weli ka socdaan dadaallo lagu doonayo in la qaboojiyo dagaallada laguna dhameeyo nabad wax walba oo halkaas ka dhacay, balse taasi ma muuqato illaa iyo hadda wax miro ah oo ay dhashay.
Wararka aan ka helayno Degmada Guri-ceel ee Gobolka G/guduud ayaa waxay sheegayaan in dagaalladaas ay u dhexeeyaan beelaha Cayr iyo Duduble ayna yihiin dagaallo aad u qaraar oo aan illaa iyo hadda wax xal ah laga gaarin.
Cuqaasha iyo waxgaradka labadaas beelood ka soo jeeda oo la sheegay inay wadeen waanwaanno lagu daminayo colaadda ayaanay weli wax natiijo ah ka gaarin waawaantoodii, waxay sheegeen inay sii wadayaan waawaanta.
Dagaalladaan oo si xowli ah uga socda deegaanna daas ayaa waxay wararku sheegayaan inay daba socdaan nin la dilay bishii Marso ee sanadkaan oo qori laga qaatay, waxaana sidoo kale wararku ay sheegayaan in utintaas ay soo labaysay iyadoo ay isku qabteen labada beelood ceel biyood iyo dhul daaqin ah oo ay labada dhinac midba dhankeeda u sheeganayso.
Guri-ceel ayaa waxaa la sheegayaa inay weli ka socdaan dadaallo lagu doonayo in la qaboojiyo dagaallada laguna dhameeyo nabad wax walba oo halkaas ka dhacay, balse taasi ma muuqato illaa iyo hadda wax miro ah oo ay dhashay.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Sxiib you can read that propaganda all day long..!
I'm Cayr i have the truth histroy--> it was a little gun shoot battle
1 person died
I'm Cayr i have the truth histroy--> it was a little gun shoot battle
1 person died
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
What is your subclan of Ceyr?
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
Cabsiye and am not going to tell you more then that..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
You said before you were Ifka Xalane Sub clan. Which doesn't exist as a sub clan but as a Xafaad.
Sheegato Sheegato dhalay.
Sheegato Sheegato dhalay.
- gurey25
- SomaliNet Super
- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
im hearing several injured one death, withers its ceyr or duduble not sure.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Duduble vs Ceyr in GURICEEL
it was a litle rift between to sub clans for the death of a man earlier this yr... and it escelated and now its over.. move on!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 667 Views
-
Last post by kkk47
-
- 51 Replies
- 5829 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 429 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 32 Replies
- 4510 Views
-
Last post by bashe19
-
- 15 Replies
- 2118 Views
-
Last post by gurey25
-
- 7 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 63 Replies
- 3281 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 57 Replies
- 3278 Views
-
Last post by gurey25
-
- 4 Replies
- 25019 Views
-
Last post by aniwaa
-
- 5 Replies
- 991 Views
-
Last post by Somaliman50