Sida aan horeyba ugu soo sheegney casharkii 1-aad ee koorsadan HTML-ka ah ee ku soo baxey Somalinet.com magaalkoodii Maarso 2002. HTML Codesku waa waxyaabaha ugu muhiimsan Baratakoolkan HTML.
Kodadka HTML waa amarro (orders) ay computer-ka iyo Browsers [1] ku gartaan waxa amarku yahay, meesha uu amarku ka bilaawdo, meesha uu ku dhamaado iyo meesha uu midka ku xiga uu ka bilaawdo. code kasta oo HTML ah iyo luuqadaha kale ee computerrada waxa ay leeyihiin wax la yiraahdo OPENCODE kood furan . Code-ka hadii uu furan yahay computer-ka iyo browserku waxey fuliyaan amarka code-kaas u taagan yahay iyo CLOSECODE kood xiran mar hadii browser-ku arko ama aqriyo code xiran, waxa uu joojiyaa fulintii amarkii uu fulinayay,
Tusaale
= Opencode <..> waa uu furan yahay codekan
= Closecode waa uu xiran yahay koodkan istilaabtan ( / ) ayaa xirta koodadka HTMLka
Fikrad
Ilaa iyo hadda waxa aan wadney waxey ahayd theories (casharo hadallo ah) iminka waxaan bilaabeynaa Practice-kii..shaqada dhabta ahayd. Fadlan isku day inaad raacdo tusaalayaasha, waayo mar hadii aad fahantid codad-ka aadna tahay qof maskaxdiisu aad u fir-fircoontahay waxaa laga yaabaa inaad xoogaa istiraahdo, waanba fahmey. Laakiin hubaashii mar danbe ayay kugu adkaan doontaa, balse isku day inaad nala dhameysato Koorsadan.
Waxaad u baahan tahay hadii aad rabto inaad raacato koorsadan:
1. Computer ku shaqeynaya Microsoft Windows 95/98/2000/ME/XP
2. Text editor sida Notepad, Wordpad ama MS Word, laakiin inagu waxaan isticmaali doonaa Notepad.
3. iyo maskax dagan, ogow in wax walba bilowga adag yihiin, lakiin gadaal ka so fududaan.
::=-Practice .......waa bilaabatey!!!!
Fur Notepadkaaga, waxa aad ka heli kartaa via startmenu -=- programme, kadib qor dhamaan xarfaha midabka gaduudka ku qoran, adiga oo u qoraya step step,
Erayadan kor ku qorani waxaan la yiraah HTML CODES, waxaa lagu garta waxa ay k bilowdaan <.> waxa ay ku dhamaadaana code kasta oo HTML ah waa inuu lahaado meel uu ka biloowdo iyo meel uu ku dhamaado
Hadii aad rabto inaan qorto (source code) ha noqotee luuqad ama protocol computereed waa inaad mar walba ku bilaawdid magaca Protocoolka ama Luuqadda aad rabto inaad wax ku qortid. Innagu waxaan doonaynaa inaan isticmaalno HTML marka waa inaan ku bilowno kuna dhameyno HTML. Wax walba oo u dhaxeeya Biloowga HTML iyo dhamaadka waxa uu computerku u arkaa amar HTML ah.
dokumiinti kasta oo lagu qaro HTML waa inuu leeyahay
. dhexdiisa waxaa lagu qoraa warbixin ku saabsan dokumintiga ku qoran HTML Sida aad ku arki doontiin hoos.Code-kaa ugu mihiinsan ee lagu dhex qoro
, oo aan la aantiis webpage-ka ama documentiga ku qoran HTMLka shaqeyneynin. WaaCode-ka Title-ka waxaan lagu qoraa inta u daxeysa codka furan ee ka iyo kan xiran ka, sida:-
waxa ugu muhiimsan ee Documiintiga ku qoran protokoolka HTML oo aad ku aragtid shaashada internetka waxa ay ku qoran yihiin inta u dhaxeysa
OK
Magaca u sameyso Webpage-kaaga. Ku qor magaca aad rabto inaad u bixiso Webpage-kaaga inta u dhaxeysa
Markan waxaan wax ku qoreynaa
iga jirka HTML webpage-ka, ogoow waxa aad ku dhex qortoHALLO WORLD. WAABAA BARYEY BILICSAN.
Waxa ku xiga ee aan hadda u baahan nahay inaan sameyno waa inaan save-gareyno (meel ku qorid, meel ku xareyn) koodadka documentiga HTMLka ah ee aan soo qorney ee kor ku yaalla. Waxaa muhiim ah in marka hore aan magac u bixino documentiga marka xigana aan u sameyno extensione [2] .HTM ama HTML midka aad adigu door biddo.
haddaba innagu waxaa u baxsaneynaa HTML documiintigeena (hallo.htm)
Waxaad u save-gareyneysaa sida adigoo warqad aad qortey u save-gareynay laakin ku daraya .htm ama .html oo qura.
Ok ugu danbeyntii waxaad laba mar mouse-ka ku garaaceysaa, gujineysaa (Click) hallo.htm korkeeda, hadii aad wax walba u soo sameysey sida aan kur ugu soo sharaxney uguna soo sameyney waxa aad shaashad (browser) ka arkeysaa sidan oo kale, balse hadii ay kuu furmi weyso shaashad midan hoos ku sawiran oo kale ah, fadlan ku noqo qodobada kor aan ku so xusney mar labaad ilaa ay kaaga suurta gasho iney kuu furmato shaashadan oo kale.