Skip to main content
  • President Abdikassim Salad Hassan
    Young Somali? Learn your history!
  • We are building your massive online library...
    Expect exciting new services too. Stay tuned...

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Pop-ka Cusub iyo Islaamka

Published on: 2005-04-20 18:33:17

78 jir Mr. Joseph Ratzinger ayaa maanta loo doortay inuu noqdo Pope-ka hogaamin doona diinta kirishtaanka qaybta Catoliga.

Ninkan oo lagu yaqaanay inuu hor istaago waxyaabo badan oo la isku dayey in laga bedelo diinta sida inay wadaadadoodu guursan karaan iwm. ayaa waxaa dadka islaamku ku xasuustaan ishortaagidii uu isku dayey in waddanka Turkey ay ka mid noqoto ururka isu tegey ee reer Yurub isagoo dhahay Turkey oo Muslim ahi xaq uma laha inay ku darsanto wadamada kirishtaanka reer Yurub.

Sidoo kale wuxuu isku dayey inuu ka dhaadhiciyo wadamada reer Yurub inay qaynuunka u degan wadamadooda ku muujiyaan inay kirishtaan yihiin in kastoo aan laga yeelin.

Back to Category