Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Ra\'iisul wasaaraha Somalia oo u ambabaxay Mareykanka
2007-06-20 09:02:24 -
(SomaliNet) Wafdi uu hogaaminayo ra\'iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Somalia Prof, Cali Maxamed Gedi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda dalka Mareykanka, halkaasoo l
-
Qarax ka dhacay agagaarka wasarada gaashaandhiga
2007-06-19 09:33:06 -
(SomaliNet) Qarax aad u xoogan ayaa maanta ka dhacay agagaarka wasaaradii hore ee gaashandhiga ee magalada Muqdisho, halkasoo ay marayeen raxan ka tirsan ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan. Lam
-
Odayaasha beesha Sacad oo ka hadlay baaritaankii guriga cismaan Caato
2007-06-19 09:32:34 -
(SomaliNet) Kulan ay maanta yeesheen qaar ka tirsan odoyaasha dhaqanka ee beesha Sacad ayay kaga wada xaajoodeen baaritaankii dhawaan lagu sameeyay guriga xildhibaan Cusmaan Xasan cali Caato. Odoyas
-
Weerar lagu qaaday saldhiga Heliwaa
2007-06-19 08:08:43 -
(SomaliNet) Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa xalay weerar gadmo ah ku qaaday saldhiga booliska ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Lama yaqaano qasaaraha ka dhashay weerarkii xala
-
Muuse Suudi oo hub ku wareejiyay ciidamada dowlada Somalia
2007-06-19 08:08:09 -
(SomaliNet) Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ahaa hogaamiyayashii ku jiray isbaheysigii argagixiso la dirira ayaa maanta hub kala duwan ku wareejiyay ciidamada dowlada federaalka ee Somalia i
-
Afhayeenka Madaxtooyada oo lagu daweynayo Isbitaalka ciidamada Amisom
2007-06-18 15:45:59 -
(SomaliNet) Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed), Afhayeenka xafiiska madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa iminka lagu wadeynayaa isbitaalka ciidamada yugandha ee Amisom. Mas\'uul
-
Bandoow Caawa lagu soo rogey Magaalada Kismaayo
2007-06-18 15:45:08 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in caawa halkaasi Bandoow lagu soo rogey. Wararka ayaa sheegaya in Bandoowga uu yimid kadib markii
-
Midowga Yurub oo Ergey gaar ah u magacaabey Somalia
2007-06-18 15:44:13 -
(SomaliNet) Ergey cusub oo midowga Yurub u qaabilsanaan doona Arrimaha Soomaaliya ayaa caawa looga dhowaaqey Magaalada Brussels ee dalka Biljimka. Ergeygan oo fariisan doona magaalada Nairobi ee dalk
-
Maamulka gobolka Bay oo amar ku bixiyay in la dilo qofkii lagu helo hub sharcidaro ah
2007-06-18 08:06:02 -
(SomaliNet) Maamulka ka arimiya gobolka Bay xagga amaanka ayaa maanta soo saaray amar la xiriira in la dilo cidii lagu helo iyadoo hub ku dhex sidata magaalada Baydhabo. Taliska booliska ee gobolka B
-
Baaritaano ka socda Afgooye
2007-06-18 08:04:53 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka Somalia iyo kuwa Ethiopia ayaa maanta mar kale baaritano ka bilaabay deegaanada ay ka kooban tahay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Ciidamada Eth
Back to News Archive Categories