Degmada Afgooye oo lagu soo rogey Bandoow 2007-05-01 09:07:12 -
(SomaliNet) Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu soo rogey Bandoow, kadib markii maamulka degmadaasi ay soo saareen amarka bandoowga, iyada oo shalay halkaasina uu ka adhacay iska hor
Canshuur ururintii oo dib uga bilaabatay Degmada Baladweyne 2007-04-30 07:58:56 -
(SomaliNet) Xaaladda Magaalada Baladweyne ayaa maanta waxaa ka jirtay canshuur ururin kaddib markii shalay hakad la geliyay canshuur ururinta Degmadaas, iyadoo ay gadood sameeyeen ciidammo ka tirsan k
Jasiirado ku yaalla Jubbada Hoose oo Dagaal uu ka dhacay 2007-04-30 07:58:05 -
(SomaliNet) Dagaal sababay dhimashada ugu yaraan 10-ruux iyo dhaawaca in ku dhow 36-ruux oo kale ayaa maanta ka dhacay jariisaradaha Modhowe iyo Kudhaa oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkaan
Baarlamaanka Somalia oo la qorsheynayo inuu u soo guuro Muqdisho 2007-04-30 07:55:42 -
(SomaliNet) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka doodo u soo guuritaankiisa Muqdisho, maadaama Dowladdu ay gacanta ku dhigtay gabi ahaan caasimadda Muqdisho. Wararka ka im