Rag doonayay inay jaraan buunada Baladweyne oo gacanta lagu dhigay 2007-04-27 07:26:02 -
(SomaliNet)Maamulka magaalada Baladweyne ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen rag ay ku sheegeen inay masuul ka yihiin miino la dhigay buundada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Gudoo
Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalo Kismaayo 2007-04-27 07:24:39 -
(SomaliNet) Xabsiga ku yaalo magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ka baxsaday maxaabiis aan tiradooda la shaacin oo ku jirtay xabsigaasi, kuwaasoo loo haystay inay geysteen falal dilal ah oo ka dhaca
Q.M iyo jamacada carabta oo baaq ka soo saaray dagaladii Muqdisho 2007-04-27 07:22:49 -
(SomaliNet) Xog-haya guud ee Q.M Ban Kin Moon ayaa beesha caalamka ugu baaqay in la gargaaro dadka soomaaliyeed ee ay waxyeeladu ka soo gaartay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo kuwa kale ee
Muqdish oo nabad iyo xasilooni ku naalooneysa 2007-04-27 07:22:02 -
(SomaliNet) Magaalada Muqdisho oo maalmihii tagay ay dagaalo lagu hoobtay ka socdaan ayaa manta ka duwan sidii ay maal-mihii hore aheyd kadib markii ay ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada federaalka e