Hub iyo saanad mileteri oo lagu qabtay gobolka Shabeelada dhexe 2007-04-26 07:19:19 -
(SomaliNet) Ciidamada amaanka ee gobolka shabelada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen hub iyo saanad miileeri, taasoo ku sii jedasy magaalada Muqdisho. Afhayeen u hadlay ciidanka am
Dagaal ka dhacay tuulo u dhow magaalada Gaalkacyo 2007-04-26 07:18:16 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay tuulada Lugo Raqso oo ka tirsan gobolka Mudug, halkaasoo ay dirir kudhexmartay la