Dagaalo culus ka socda maalintii 5aad Muqdisho 2007-04-23 08:03:06 -
(SomaliNet) Ughu yaraan 10 qofood ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana ay dhaawcyo kala duwan ka soo gaareen kadib dagaalo qaraar oo saakay ka bilaaday xaafado ka mid ah magaalada Muqdis