Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Dagaalo ka qarxay Kismaayo
2007-04-23 08:01:00 -
(SomaliNet) Dagaalo qaraar ayaa saakay ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo, halkaasoo ay isaga soo horjeedaan labo maleeyshiyo beeleed. Dagaalkaasi ayaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duw
-
Eretria oo shaacisay inay ka baxday urur goboleedka Igad
2007-04-22 08:17:54 -
(SomaliNet) Xukuumada Eretria oo kamid ahayed urur goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba isaga baxday urur goboleedka IGAD oo ay xubin horey buuxda uga aheyd. Ka bixtaanka dowlada
-
Xalaada magaalada Muqdisho oo degan saacadihii dambe ee maanta
2007-04-22 08:17:01 -
(SomaliNet) Xaalada magaalada Muqdisho ayaa degan wixii ka dambeeyay salaadi duhur ee maanta, inkastoo ay saakay dagaalo ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Xasiloonida laga dareemayo magaa
-
Dadaalo lagu doonayo in xabad lagu joojiyo oo Muqdisho ka socda
2007-04-22 08:02:54 -
(SomaliNet) Dadaalo lagu doonayto in xabada lagu joojiyo ayaa ka socda magaalada Muqdisho sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah masuuliyiinta beelaha Hawiye ee dagaalka ku lugta leh. Ninka sheegta afhaye
-
Qaar kamid ah mudanayaasha golaha baarlamaanka oo ka hadlay dagaalada Muqdisho ka socda
2007-04-22 08:01:59 -
(SomaliNet) Xildhibaan Cali Calas Qaareey ayaa si kulul uga hadlay waxyaabaha ka socda magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay inay laga maarmaan ay tahay in nabad la gaaro. Md Qaareey wuxuu ku dhali
-
Dagaaladii Muqdisho oo wali socda
2007-04-22 08:01:13 -
(SomaliNet) Dagaalo aad u qaraar ayaa wali ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo labada dhinac ay u muuqdaan kuwa ku kaal itaal roonaan waayay dagaalka. Madaafiicda goobta iyo kuwa loo yaqaano P.M.-ka
-
Dhamaan eleboorada oo dib loo furay
2007-04-21 18:45:27 -
(SomaliNet) Wasiirka gaadiidka Cirka iyo dhulka ee Dowlada Federaalka Md. Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa shaaca ka qaaday in la furay dhamaan garoomada macmalka iyo kuwa caalamiga ah ee dalka Somalia
-
Prof. Geedi oo ka hadlay arrimaha ka taagay magaalada Muqdisho
2007-04-21 18:44:05 -
(SomaliNet) Ra\'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka kmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladan kasoo cusboonaaday magaalada Muqdisho oo ay u dhaxeeyaan ciida
-
Dagaaladii M,uqdisho ka socday oo laga cabsi qabo inay ku sii fidaan goobo hor leh
2007-04-21 08:07:44 -
(SomaliNet) Dagaalka ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada dowlada Ethiopia iyo kooxo ka soo horjeeda ee diidan joogitaanak Ethiopia ee magaalada ayaa laga cabsi qabaa inuu ku sii fido g
-
Duqeyn ba\'an oo magaalada Muqdisho ka socota.
2007-04-21 08:06:31 -
<#mogadishu200704211_sm.jpg#>(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa iyo 30 qofood ayaa ku geeriyootay duqeyn shalay, xalay ilaa iyo sakay ka socotay magaalada Muqdisho, iyadoo tiro fara badana uu dhaawacyo kala duwan ka soo gaareeen duqeyn
Back to News Archive Categories