Kulan ka socda Muqdisho 2007-04-08 07:47:42 -
(SomaliNet) Waxaa maanta mar kale lagu wada inay kulan kale wada yeeshaan odoyaasha beelaha Haiye ee saraakiisha ciidamada Ethiopia ee Muqdisho si loo soo gabagabeeyo heshiis qabyo ah oo ay labada dhi
Doon ku caarisay xeebaha dalka Yemen 2007-04-07 07:55:43 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo xeebaha dalka Yemen ayaa sheegaya in dooni siday dad soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 300 oo qofood inay ku caarisay xeebaha dalka Yemen. Doontaasi ayaa inta la hubo waxaa
Kulan ka furmay dalka Ingiriiska oo arimaha Somalia looga hadlayo 2007-04-07 07:45:31 -
(SomaliNet) Kulan ay ka qeybgaadanayaan xubno ka tirsan golaha baarlamaanka Somalia ee gudoomiyihii hore ku fekerka ahaa,siyaasiyiin soomaaliyeed, xubno ka socda mdawgii maxkamadaha islaamka Somalia e
Doon iyo Markab lagu afduubtay xeebaha Somalia oo la sii daayay 2007-04-07 07:45:02 -
(SomaliNet) Doon u kireysneyd ganacsato soomaaliyeed iyo markab u rarnaa hay-ada cunada aduunka ee W.F.P ayaa lagu guuleystay in la sii daayo kadib markii lacago madax fuarasho ah la siiyay kooxihii h