Ra\'iisul wasaaraha Somalia oo dib Muqdisho ugu soo laabtay 2007-04-04 07:32:08 -
(SomaliNet) Ra\'iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Somalia Prof, Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay. Ra\'iisul wasaaraha ayaa maal-mihii tagay ku m
Bayaan ka soo baxay kooxda xiriirka caalamiga ah 2007-04-04 07:31:32 -
(SomaliNet) Kulankii magaalada Qaahira ee dalka Masar ay ku yeesheen kooxda xiriirka caalamiha ah ayaa waxaa ka soo baxay bayaan lagu muujinayo sida ay kooxdaasi u taageersan tahay hay-adaha dowlada f
Dowlada oo aan waxba ka ogeyn wadahadalo la sheegay oo Xamar ka socda 2007-04-03 08:10:53 -
(SomaliNet) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) ayaa sheegay in aanay jirin waanwaan ay dowladdu ka war hayso oo lagu doonayo in lagu xasiliyo xaaladda Muqdisho