Qarax bambaano oo ka dhacay agagaarka hotel Ambassador 2007-04-02 07:12:17 -
(SomaliNet) Qarax bambaano oo aad u xoog weyn ayaa xili dhow ka dhacay agagaarka hotelka Ambassador ee magaalada muqdisho. Miino kuwa dhula la galiyo ah ayaa la qaraxday gaari nuuciisu yahay Nissan P
Amaanka magaalada Muqdisho oo soo hagaagaya 2007-04-02 07:10:26 -
(SomaliNet) Kadib dagaalo socday 4 maalin waxaa maanta magaalada Muqdisho laga dareemayaa nabad iyo xasiloono, inkastoo mararka qaar saakay xili hore la maqlayay rasaas goos goos ah oo ka dhaceysay aa
Uganda o qirtay in askari uu aga geeriyooday dagaalada Muqdisho 2007-04-01 08:42:39 -
(SomaliNet) Askarigii ugu horeeyay ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee dowlada Yugandha ka jooga dalka SOmalia ayaa saakay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Askarigan ayaa ku geeriyoodey madaa
Maxkamada Kismaayo oo xukuno ku riday rag burcad ah 2007-04-01 07:00:31 -
(SomaliNet) Maxkamada Kismaayo oo xukuno ku riday rag burcad ah. Wararka laga helayo magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maxkamad ku taala halkaasi ay fulisay xuk
Odoyaasha Hawiye oo bayaan ka soo saaray dagaalada Muqdisho 2007-04-01 06:54:39 -
(SomaliNet) Bayaan ka soo baxay manta hogaamiyayasha dhnaka dhaqan ee beelaha Hawiye ayaa lagu sheegay talo ooga hortago in dagaalku uu sii fido, iyadoo ay odoyaashu ay sheegeen qodobo dhowr ah. Baqa