Sunday, November 12, 2000 - 09:39 pm asalamu alaykum dhamaan dhalintii reer lughaya ee sharafta iyo dadnimadu ku dheehnayd ee iisoo dhawaysay beri aan booqasho ku gaadhay maagala lughaya waxaan jeclaan lahaa inaad halkan nooga soo gudbisaan wixii murti iyo war ah ee magaaladii lughaya