site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arkay dhalinyaradii Hodan siiba ciyaal kuwaataro

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Yaa arkay dhalinyaradii Hodan siiba ciyaal kuwaataro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar Hussein Mohamed

Tuesday, November 21, 2000 - 11:13 pm
Yaa arkay dhalinyaradii Hodan siiba ciyaal kuwaataro. Magacaygu waa Khadar Hussein Mohamed.Waxaan joogaa wadanka Danmark oo aan deganahay mudo 6 sano ah.
E-mail khadar@jubiipost.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. M. M . ISSA

Saturday, February 17, 2001 - 08:27 am
waraa cabdulqaadir adiga xagee kadaga neeyd lambar afar? tan labaad mataqaanaa baraxow yaasha iyo yariisow iyo sulnuug iyo anah? & doolaal & baana aabe? intaa haddii aad taqaano ciyaal kuwaarto waan kudhihi karaa, saaxaab aniga rutii waxaa laga yaabaa inaan ku aqoon, adigana sidoo kale adiguna inaadan igaraneyn, balse anigu waxaan dagaanaa shaleemo kaasa bolbolaare laakin ciyaal kuwaarto ragbadan ayaanu saaxiib ka ahayn xaafadayda oo kale un abay ii ahayd. saaxiib sidaa iyo nabad galiyo, take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. M. M . ISSA

Saturday, February 17, 2001 - 08:30 am
waraa khadar adiga xagee kadaga neeyd lambar afar? tan labaad mataqaanaa baraxow yaasha iyo yariisow iyo sulnuug iyo anah? & doolaal & baana aabe? intaa haddii aad taqaano ciyaal kuwaarto waan kudhihi karaa, saaxaab aniga rutii waxaa laga yaabaa inaan ku aqoon, adigana sidoo kale adiguna inaadan igaraneyn, balse anigu waxaan dagaanaa shaleemo kaasa bolbolaare laakin ciyaal kuwaarto ragbadan ayaanu saaxiib ka ahayn xaafadayda oo kale un abay ii ahayd. saaxiib sidaa iyo nabad galiyo, take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mingiste

Monday, February 19, 2001 - 11:20 am
salaamu calaykum waa mid kamid ah cayaal kuwaarto magacaygu waa Mingiste saaxiib hasheeganin cayaal kuwaarto maxaa yeelay anaa ahaa, waligayna kuma aana maqlin mana ku arag ee saaxiib siigaale iska sheego siigo haku dishee qof ku taqaan maleh.bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadar

Monday, February 19, 2001 - 04:41 pm
makasaysaan shangaani,barafka ,tulux,jiniqow,ilmo shaacir,rashiid futo,busuri,aflaaw dhib badne,ahmad mire, haddaa waaye kulli dhalinyaradaan aan kasaa yaa kasee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.