site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mareexaan maxaa ka dhigay dad tanaasulaad badan!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Mareexaan maxaa ka dhigay dad tanaasulaad badan!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Monday, December 18, 2000 - 10:08 am
Salaan tiro badan kadib,walaalayaal soomaaliyey waxaan rabaa inaad ii sharaxdan iina fasirtaan waxa mareexaani u noqday qabiilka ugu tanaasulaadka ee dib u hishiinta soomalida iyo weliba shirkii carta,oo weli qabiil walba weliba kuwa darood ay isla yihin badankood ay meeshii ay 1991 taagnayeen weli u taagan yihiin,oo dadkan mareexaan iloowsiiyey wixii lagu dhigay,dibna ula heshiisiyeen walaalahooda soomaaliyeed dhamaan.
codsi:
fadlan si aadaab iyo xushmad leh aan u kala faaideysano walaalayaal cayda iyo hadal maala yacni waa mamnuuc halkan.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wase

Monday, December 18, 2000 - 04:11 pm
hooyadood aan wasnay waa naga xishoonayaan hadaan futo madoobe nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOB

Wednesday, December 20, 2000 - 04:50 am
War Caagane saaxiib qosolbaad igu dishay xaggeen ku'arganay marreexaan tanaazula mise anaa hurda.
Marreexan waxdhici ama waxboobi mooyee manaa waxkale arkay.
Tanaazul kuye ilaahoow noo naxariiso lamasheegin taariikhda marreexaan tanaazula.
Dhac boob iyo xaaraanbaan ku'gayn.
War ninku calool adagaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Wednesday, December 20, 2000 - 11:36 am
,,,,,Waa Qaan Mareexaan waa Qaaxa Kugu maqan uunbaan maqli jiray!!!! Tanaazulaad ma maqal Tuugsi se maqlay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr.

Wednesday, December 20, 2000 - 10:54 pm
To. Caaqane

Saaxiib waa su'aal fiican oo meesha ku jirta!. Sida aad sheegtayba Mareexaan waa qabiilka kaliya ee maanta ku doodaya " War Xaq maahane xal doon baan nahay" Hadalkaasna waxay yiraahdeen ka dib markii ay soomaali qabiiladii uweyn-weynaa ay ku doodeen " Anaka qabiil weyn baan nahee, ha naloo badsho kuraasta baarlamanka & wasiirada".

Mareexaanse wuxuu markaas taagnaa " War aan soo af jarno masiibadan socotay 10-ka sano.".

MR waxay yaqaaniin sharafta & sumcada ay dowladi leedahay - sidaa daraadeed ayeey mar walba udoodayeen nabada & isku keenida dadka walaalaha ah.

Waxaan aniga qof ahaana ugu baaqayaa in qabiilada kale ay sidaa oo kale sameeyaan - oo ay ka baxaan kursi jeclida & xukun jacayl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saylaci

Thursday, December 21, 2000 - 12:08 pm
Waraa Neefoow Kaniiini

Xaggeed ku aragtey Mareexaan tuugsanaa?

War ninyahoow cadowtanimo aad MR u qabtid
badanaa. Gobta lama caayo ee ka aalo waryaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cagane

Thursday, December 21, 2000 - 09:57 pm
fadlan walaalayaal sida aan kor ku soo xusay aflagaadadu waa mamnuc halkan'''''aaraahdaada dhiibo adoon ceyntamin walaal'''''xaqiiqadana ka hadla adoo'''''''gaal dilaaya gartiisana siinaaya
walaayaal aan kala faaideyano'''nabadey''''''
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cagane

Thursday, December 21, 2000 - 10:03 pm
TO:Dr:
walaal waan ku salaamay wax ila fahmaba adaan kaa arkay oo si soomaalinimo leh u hadlay'''''mindhaa MR baa tahay''''oo sidaan hore u soo sheegay ayagay xoogaa soomaalinimada ku danbeysaaye'''''walaalahay kale sidoo kale wax ha ila fahman'''''' fadlan walaalayaal sida aan kor ku soo xusay aflagaadadu waa mamnuc halkan'''''aaraahdaada dhiibo adoon ceyntamin walaal'''''xaqiiqadana ka hadla adoo'''''''gaal dilaaya gartiisana siinaaya
walaayaal aan kala faaideyano'''nabadey''''''
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASE

Friday, December 22, 2000 - 07:35 am
waligeedba waa wax lahu yaqaanay in uu tanasulo mareexaan markii la khaniiso. ragu markuu dagaal baranayey qabiilka mareexaan qaad iyo khamruu baranayey. in uu baryoo tamana waa laga dhigay ee axsaan kuma imaan. dibadana intii ka aaday(qaxooti) fool xumadooda waad qarac maysaa
walaahi qaar badab baa GAY iyo LESBIAN noqday markay waa yeen kharash kii aan la shaqaysan.
Maxuu u tanasuli waayey wuu arkaa caaqibadiisa.
Isagoo arkaaya ayuu maalin cad ka dhaqaajiyey dawladii iyo caasimadii, dadkana uguma liidane waa diriri waayeen. aaway dhaartii: "walaahi 7 xabo in aan kugu dhifanayo, reerkiinana waxaan kufsado iyo wax aan xiro ka dhigayo."
Markay isku duba dhac dayna waa taa ku mar mar siyootay reerka iyo caruurta ayaan meel gaynayaa.

Adeer futo madoobaa dhahdaan ninkaa fool xumada badan ee ka cabso. Maan tana gabdho badan oo Mareexaan ah ayaa fuul xume riman ee ader, aabe, ama awoowe kaad rabto dheh.


Waa tanasulay aa?LOL/........LOL. malaga dhigay misi wuu u dhashay? Futo madoobaan ahay waxaana deganahay booli qaran iyo jidka sodonka villo yinkii ayaan degana hay.


Qosol baan la raftaa markaan soo xasuusto duqii sidaad u ga cararteen waxaase kasii daraan qosoka siduu isna u cararay, waxu orod badnaa yaa.


alla adeero, alla adeero, markaa yeertay. waa tanasulay aa? isku xishooda •••• macaane. ilayn nabadaa dadka ku dili taqaanaa,xaar wayn. Markay meeshu dawlad la'aan noqotay oo uu xoogsigu bilawday iyo raganimo hadii lagu waso tanasul niyaa dabo macaane?


FUTO MADOOBE, TARE BIYAANO, MUQDISHOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAA

Monday, January 01, 2001 - 03:08 am
mareexaan iska warama soo ma farxasanidin
markasta ku seexda inaad danbi iyo dhibaato dad soomali u gaysteen waxaba ha u malaynin in la idin
iloobay,intiina aan danbiga galin iga raali noqda
ileen qabiil ma wada qaldanaan karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad diide

Tuesday, January 09, 2001 - 05:06 am
waxaa cajiib ah in maanta dhibaatadaan soomaali gaartey uu mareexaan waliba reer diidiin uu masuul ka ahaa hadana waxaad moodiin ineey u muuqdaan dad maslaxa doo war nimankiinaan mareexaan ee meesha isugu yimid
dagaalkaan socdo waa waxaad na barteen ninkastaa LANDCRUSER kii baa u cad idinkana tabartii baad wayseen ee cid idinka kursi jecel maleh ilaa soomaali oo dhan isku dhamaato ayaad
kursiga ku fadhideen markaad kursigii weyseena umadaad qoryaha isugu dhiibtee hadana idinkiibaa gacan ku gabasho ah
si dii xal ilaah baa garan mareexaan inuu umada ka gooyay majeerteen kama goo nin l@l
sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wase

Wednesday, January 10, 2001 - 10:51 am
wasaan ahay kaan wasana si mareexaan ka oo kaluu tanasul qaataa. wiil idheh. walle la iga baqay. xaaku fuul huma ah. dabo jilicsan oo cad oo mareexaan lee yahay xataa hadday nin tahay maan dhaafi karaaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.