site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA MEEL KU SHEEGA'''''KEYF CABDISAMAD HALANE"/MAREEXAAN/REER DIINI/REER WARSAME

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: France: YAA MEEL KU SHEEGA'''''KEYF CABDISAMAD HALANE"/MAREEXAAN/REER DIINI/REER WARSAME
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halane

Monday, December 18, 2000 - 09:33 pm
waxaan raadinayaa gabadha aan kor ku xusay,oo ah inan ila dhalatay mudo toban sano iyo ka badanba aanan wax wara ka helin,oo markii iigu danbeysay aheyd qof MODEL ah iyo weliba waxaa jira gabar ayada ka yar taas oo ayadana ila dhalatay la yiraahdo BASRO ABDISAMAD HALANE oo ayada meesha nooga luntay,markii noogu war danbeysayna waxay deganaayeen paris. fadlan cidii garata ha igala soo xiriirto emailkan hoos ku qoran

architect:hassan abdisamad halane
Email:somalarch@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.buur

Wednesday, March 28, 2001 - 06:20 am
to; halane
waanin faransa kula degan oo layiraado
M.buur gabdhahaas anaa arkey wayna jiraan mana jecli waxay sameeyaan inaan kuu faahfaahiyo
iska iloow lamana fiirinkaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Monday, April 02, 2001 - 02:28 am
Asalaamu aleykum,

to halane
Walaal, waxaan deganahay faransa, gobol aanan paris aheen, laakiin waxaan isku dayey inaa weydiiyo somalida degan paris gabdhaha aad magacyadooda soo sheegtay, qof garanayo ma jirto.
waana ka xumahay.....

to mr buur

Kaxagee baad degan tahay france, maxaadna ka sameesaa, meeqo sano ayaad degen tahay...

bye all
S/aleykum w/wabarakaatuhu

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.