site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa soo celin kara Sharafkii Qarankii Soomaaliyeed?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa soo celin kara Sharafkii Qarankii Soomaaliyeed?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samo doon

Saturday, January 06, 2001 - 10:36 pm
Ku: Dhamaan shacabka Soomaaliyeed;
Marka su'aashaydaan la arko waxaa laga yaabaa in lays yiraahdo war qofkan miyuu waalan yahay, mise waa miyir qabaa, miyuusan ogeyn in Dowlad la dhisay. Walaal waan ogahay oona la socdaa in waddanka dowlad ku meel gaar ah loo dhisay; laakiin dad badan yaa waxay qabaan in habka wax loo dhisay ayan xal Soomaali u ahayn; oo waxay leeyihiin maxaanu Siyaad Barre oola dagaalamaynay haddii ay na hogaaminayaan ilmihii uu Siyaad ku shaqeysan jiray. Marka walaalayaal waxaanu idinkaga baahan nahay inaanu isku dhaafsano meeshan aaraadeena kala duwan inagoo ilaalinayna danta guud, kana fogaanayna quanka iyo qabyaalada.
by walaalkiin
Samo doon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUUL-WADE

Monday, February 05, 2001 - 03:16 am
Waa runtaa dowlad ku meel gaar ah ayaa dhalatey soomaaliya laakin soomaalida oo dhan baa ushaqeyn jirtey siyaad bare marka somaali kale miyaa jira oo dowladaan cusub ay soo gadatey oo ushaqeyn doonta jawaabta waa maya saxiib waa anagii kuwii wax jajibyey waa anagii kuwa wax dhisi kara waa anagii kuwa qran soomli dhisi lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puffy

Tuesday, February 06, 2001 - 04:23 am
anaa kuu soo celinaaya oo maskaxleh sharafta
soaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jjjj

Tuesday, February 06, 2001 - 07:45 am
DR GLAYDH CAN BRING BACK TO SOMALIA DIGNITY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.