This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, February 13, 2001 - 05:22 pm Waxaan ahey wiil degan North America waxaan doonayaa gabar reer germany ah oo aan halkan ka barto waxaan isu qaban qaabinaayaa in aan imaado germany around April bilowgeeda. waxaan imaan doonaa Frankfurt. Mideeda kale waxaan maqley germany waa ku yar yihiin gabdhaha soomaalida maxaa ka jira arintaas. mise aniga ayaa la igu ceyrinayaa. I want find out which one is better behaivior and coolness the one in USA and Germany. Ha u maleynin in ay short time relationship noqon doonto inta aan joogo germany hadii aan is fahano live goes on. Hadii aad tahey the lucky one drop your email or you can send me email gcaxy01@yahoo.com
| |
Saturday, February 17, 2001 - 09:35 am war maxaad iskaga gadee gabdhaha gabdhaha germany
| |
Saturday, February 17, 2001 - 09:39 am war maxaad iskaga gadee gabdhaha gabdhaha germany
| |
Sunday, February 18, 2001 - 06:18 pm Ma ogeyn in germany laga helo gabar abdulle la dhaho!!!!!!!!!!! Gabdhaha ayaa lala hadley ee ka dhex bax meesha reer baadiye dhago dhaadheer. Next time you need to read before you write something that is the best advice I can give you Peace... Peace....
|