site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Daaroodka maxaa daba-dhilifnimada ugu wacan?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Daaroodka maxaa daba-dhilifnimada ugu wacan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digil & mirifleh

Thursday, February 22, 2001 - 08:22 am
Waxay tahay doodaydu waa ognahay oo dibada ayaa loo saaray nimankan , dalkii somaliya la odhan jirey wax ay ku haystaan ma leh weliba meena kuma laha ,ma waxaynu odhan karnaa dhul iyo xoola la'aantaa ayaa gubaysa , mise xoolihii xaqdarada ahaa oo dadweynihii iyo dhulkii SOMALIYEED AY KA DHACEEN AYAA AY KA SARI WAAYEEN?
waxaad maqli iyagoo ka hadlaaya soaliweyn , ma run baa iyagu miyaanay ahayn kuwii u sabab ahaa burburinta wadankii? in lala xisaabtamo ayay u baahanyihiin
doodani waa ay furan tahay somalida meeshan ku haasoowda ,kuwa caytama iyo ka soo horjeedaba ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD MAN

Thursday, February 22, 2001 - 09:53 pm
To mr digil:
waxay soomaalidu ku maahmaahdaa NIN CEYTAMA AFKIISUU KU YAALAA war ninyahow adigoo sida magacaada ka muuqata ilaahay kaa dhigay DIGIL IYO MIRIFLE inaan afkaaga daarood ku soo qaadid ma aha. waryaa hadaad dhulka kala taqaanin daarood ismaaciil soomaliya kala bar ayagaa daga,ka soo bilow raaskaanbooni iyo dhul ilaahay'''''''hadana dhulkoodey joogan ,isla markaana hormariyeen,loona soo amaan iyo shaqo doontaa soomali maxamed oo dhan sida BOOSAASO oo kale.
teeda kale daarood kaliya dowladii dhacday,ma aheyne ee soomaaloo dhan baa ku wada jirtay,waxna ka qastay inkastuu presidentigu daarood ahaa.
marka walaal taariiqda dib ugu laabo,runtana meeshaan ku soo qor.
nabad alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood awoowgiis

Friday, February 23, 2001 - 05:25 am
kuma quruxsanid in aad iska dhigto digil/mirifle. markaad rabto in aad dad sheegatid waxaa la isku dayaa in aad lahjadooda baratid inta aadan wax qorin.

hadaa digil/mirifle iska dhiibay waxba kuma jabna balse u kaadi ha degdegine weli heerkaan ma aadan gaarin, waa taqaan shaqdaada orod jikada gal oo deriyaya soo dhaq, caruurtna banbarka ka soo bedel.heheheheheheheheheheheheheh.

anigaa xalay u tagay aw-muuday malaaq , markaan arintaan wax ka waydiiyeyna intii yaabay uu ii sheegay waaga markuu baryo in lagaala noqonyo magan galyadii kadibna markii lagu iryo waxaan sugaynaa sidii xoolihii ookale bal hadana cidii aad kubaado qabiilkooda.heheheheheheheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayraan

Wednesday, February 28, 2001 - 06:42 am
is difaaca aan idin leeyahay daarood haddaad tihiin ,waxan nacnac aa layidhaahdaaaaaaaaaaaaa!
wax iska dhici ina daaroor ismaiileh .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAAYE

Thursday, March 22, 2001 - 06:55 am
WARYAADA DAAROOD ISMACIIL IYO MIRIF I DIGIL KULIGIIN WAA LA IDIN WASAA WAA KAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

celiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

Friday, April 06, 2001 - 04:20 am
sababta waa fulayiin naago ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood awoowgiis

Sunday, April 08, 2001 - 06:01 am
SXB WAA RUNTAA DAAROOD WAA FURAY, LAAKIIN DOQON JIRAN MA AHA.heheheh!!!!

FULAY NIMADUNA WAA GARASHO UU QOFKU GARTAY QIIMAHA NAFTU LEEDAAHAY IYO DOORASHO FURSADDA LABAAD OO UU HUBO WAXA UU KA TEGAY IN UU SI KALE OO KA FUDUD KU HELI KARO.

FULAYNIMADU WAA QIIMAYN XAALAD OO UU QOFKU IS BARBAR DHIGAYO CULAYSKA KHATARTA IYO NATIIJADA.

MARKA DAAROOD AXU YAQAAN SIDA WAX LOO QIIMEEYO IYO QIMAHA NATIIJA DHALAN DOONTA.

SIDII DAQSIGII FUUD KULU DAQ MA YIRAAHO, HADUU U BAAHDANA FUUKA KULUL BARAF AYUU SAARAA KA DIBNA WUU CABAA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.